Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somaliland: Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Addag Uga Hadlay Xaalladda Dalku Galay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaallladda guracan ee dalku galay, waxaana goor dhowayd si xamaasadaysan uga hadlay arrintaa murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro). “Maanta maaha maalintii lays eeddaynayay, ama faraha laysku fiiqayay,
#Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Jaah-wareerka Wararka Dhiilada Ah
“Waxa Jira Ciidamo Aan Soo Gaadhin Goobihii Loo Qorsheeyay Oo Ka Lumay Waddooyinkii” Xukuumadda Somaliland #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay warar si weyn bulshada u jaah-wareeriyay oo la xidhiidha Ciidamada Somaliland ee ku sugnaa Saldhiga Gooja-cadde ee
#Laascaanood: Dagaal Khasaare Dhaliyay Iyo Xukuuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dagaal khasaare dhaliyay, ayaa Salaasadii maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo dhawrkii bilood ee u danbeeyay tan iyo bilawgii sannadka marar baddan dagaalo ku dhexmarayeen Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Cusub Ee KULMIYE Maxamed Kaahin Oo Wax Baddan Kaga Hadlay Sagootigii Gollaha Dhexe Ee Xisbiga
#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Guddoomiyaha Cusub Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ah wasiirka arrimaha Guddaha Jamhuuriyadda Somaliland ee lagu doortay shirka gollaha dhexe ee Xisbiga KUMIYE uga socday labadii maalmood ee u danbeeyay 20-21 August2023, Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa khudbad
Maayar Mooge Oo Iska Fogeeyay Shirkii KULMIYE Laga Xaadiriyay Iyo Xisbiga Oo Si Cadho Ah Uga Jawaabay
#Araweelo_News_Network. Burco (ANN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge oo magaciisa laga xaadiriyay shirkii gollaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, balse aan ka xaadirin, ayaa ka hadlay sababta aannu shirkaa uga qaybgelin in inuu si hoose ugu biiray xisbigaa. Maayar Mooge
Siyaasi Ka Baxay KULMIYE Oo Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Inuu Mar Kale Isu Taago Doorashada
#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Awdal ee xukuumaddii Axmed Siilaanyo ayaa iskaga baxay Xisbiga KULMIYE, isagoo sheegay inuu shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer oo lasoo gebagebeeyay Isniintii 21
Gunnaanadka Shirkii KULMIYE Iyo Doorashadda Hoggaanka Cusub
#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa lasoo gebagebeeyay Isniintii maanta. Shirka ayaa lagu doortay Guddoomiye Cusub oo loo doortay Muj. Maxamed Kaahin Axmed, oo xilligan ah wasiirka
#Somaliland: Madaxweyne Bixii Muxuu Ka Yidhi, Amniga, Siyaasadda Arrimaha Dibadda, Dhaqaalaha Iyo Mustaqbalka KULMIYE
“Amniga iyo Difaacu waa tiirarka Birta ah ee dalku ku dhisan yahay”Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee muxaafidka, ayaa tilmaamay in Amniga iyo Difaacu yihiin tiirarka dalku ku
Madaxweyne Biixi iyo Furitaankii Shirka 8aad Ee Gollaha Dhexe KULMIYE
#Araweelo_News_Network. Muuqaalkan Live uga Daawo Toos Furitaanka Shirka Gollaha Dhexe ee KULMIYE iyo Khudbadii Maxadaxweyne Biixi Ka Jeediyay. Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News Network.
Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco
#Araweelo_News_Network. Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News Network. Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us and Like on