Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somaliland: Red Cross visits hundreds of detainees in Las Anod
#Araweelo_News_Network. “In the past week,110 wounded people were transported to hospital, while 42 dead bodies were collected to assist with the carrying out of dignified and proper burial.” ICRC report. of the prisoners of Las Anod Las Anod
Mucaaradka Waa Loo Hiiliyay, Xukuumadda Kulmiyena Ee Qaranka Qaawisayna Maradaa Lagu Celiyay, Laakiin… Maxamuud Xaashi KAAH
#Araweelo_News_Network. “Allahayow Indhaha Garlahayn Haday Ooyaan Indhaha Gartalenna Maxaad U Malayn”Maxamuud Xaashi Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si addag ugu hadlay go’aamada ay soo saareen guddida iyo salaadiinta Beelaha Habarjeclo ee khilaafka Siyaasadeed ee la xidhiidhay doorashooyinka.
#Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Iyo Dublamaasiga Denmark Maxay Ka Wada Hadleen
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Aadan Xaaji Cali, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark oo uu weheliyo madaxa xafiiska Denmark ee Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed kooban oo kasoo baxay maanta Xafiiska Guddoomiyaha Maxakmadda
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Duuduub Ku Aqbalay Goaamada Guddida Dhexdhexaadinta
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa duuduub ku qaatay go’aamada ay soo jeediyeen Guddida Beelaha Habarjeclo iyo Salaadiinta ee la xidhiidhay khilaafka doorashooyinka Somaliland ee muddada dheer soo jiitamayay. Ma jiro war si toos ah uga soo baxay
#Somaliland: Ururada Siyaasadda Oo Ku Kala Qaybsamay Go’aamada Xalinta Khilaafka
#Araweelo_News_Network, Hargeysa(ANN)-Ururada Siyaasadda ayaa ka hadlay maqfikooda ku aaddan go’aanka kasoo baxay Guddida ku jiray xal u raadinta khilaafka Siyaasadeed ee dalka, kaddib markii ay maanta soo saareen go’aamo ay sheegeen innay xal u noqonayaan arrimaha sida weyn u kala
#Somaliland: Guddida Xal U Raadinta Khilaafka Siyaasadeed Oo Soo Saaray Go’aamo
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida ku jiray xal u raadinta khilaafka Siyaasadeed ee dalka, ayaa soo saaray go’aamo ay sheegeen innay xal u noqonayaan arrimaha sida weyn u kala qaybiyay ee khilaafka salka ku hayay arrimaha doorashooyinka. Go’aamada siyaasada ee ay soo saareen
“Strong measures will be taken regarding what happened yesterday, including a thorough investigation,” President Muse Bihi
#Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)- “Strong measures will be taken regarding what happened yesterday, including a thorough investigation,” says Somaliland President Muse Bihi. This is what he said after a private meeting that was held at the Presidency of Somaliland on Saturday.