Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 902 Posts

#Somaliland Xisbiga #WADDANI Oo Si Adag Uga Digay In Madaxweyne Biixi Dalka Geliyo Dhibaatooyin Dhaqaale Oo #Daabacaadda Lacagtu Uga Sii #Darto

“Madaxweyne Guddida Xubinta Kommishanka Ee WADDANI Waxa KA Muhiimsan Oo Annaga Iyo Shacbigu Kaa Sugaynaa Wixii Ka Dhacay Gooja-cadde iyo Maraaga” #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, waxayna ka digeen arrimo

SONSAF Oo Soo Gabagabaysay Tababar Kor Loogu Qaadayay Doorka Guddiyada Hoggaamiya Ururada Aan Dawliga Ahayn

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dallada Ururada aan dawliga ahayn (Somaliland Non_State Actors) ee ay ku bahoobeen Ururada Bulshada Rayidka ee loo soo gaabiyo SONSAF, ayaa soo gebagebaysay aqoon is weydaarsi muddo laba maalmood ah uga socday Huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa. Kulanka Aqoon

#Menneaplis: Soomaalida Maraykanka Iyo Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay Seddex Arrimood Oo Caqabad Ku Noqday Dawladnimada

#Araweelo_News_Network.   Minneapolis (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaan qof oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaa. Munaasabad ballaadhan oo soo dhowayn ah oo ay

# Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Lloyd J. Austin Oo Ka Hadlay Amaanka Gobolka

Hoggaamiyaasha, Dibouti, Kenya iyo Somalia, Maxay Ka Wadahadleen Xoghayaha Difaaca Maraykanka? #Araweelo_News_Network, Nairobi(ANN)-Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Lloyd J. Austin II, oo booqasho ku maraya Gobolka Geeska Afrika, ayaa kulamo la yeeshay Hoggaamiyaasha, Dibouti, Kenya iyo Somalia, wuxuuna kulamadaa oo ahaa kuwo

#Somaliland: Madaxweynihii Hore Daahir #Rayaale Kaahiin Oo Ka Hadlay Xaalladda #Dalka

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)-Madaxweynihii hore Somaliland, Daahiir Rayaale Kaahin oo si ballaadhan loogu soo dhoweeyay dalka Britain, ayaa ka hadlay xaalladda dalka ee xilligan iyo collaaddaha ka alloosan guddaha dalka. Ambassador Cabdi Cabdullaahi (Dayax-weerar) oo ah Safiirka Somaliland ayaa qabanqaabiyay kulan

Somaliland has distanced itself from having any dialogue with Somalia

  #Araweelo_News_Network. Somaliland, Hargeisa (ANN)- Did he visit in personal or official capacity? Was Dr. Jama Musse Jama misquoted or quoted out of context by Uganda’s Presidential Press Unit, now that his government has distanced itself from talks of unification?

Uganda Leader Offers to Mediate in Somalia, Somaliland Reunion

There is a great feeling of anger among the people of Somaliland #Araweelo_News_Network. Kampala (ANN)-Uganda President Yoweri Museveni offered to become facilitator in the reunification of Somalia with the breakaway Republic of Somaliland after more than three decades of separation.

Museveni Wrong on Unification of Somaliland and Somalia

#Araweelo_News_Network. by Kungu Al-Mahadi Adam. While meeting a special envoy from Somaliland, Dr. Jama Musse Jama, at State House Entebbe on Friday, President Yoweri Museveni said it is wrong for Somaliland to secede from Somalia, thereby offering himself to mediate

#Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay Kulanka Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobay

#Araweelo_News_Network.   New York(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka socda magaalada New York. Ra’iisal Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay horumar uu

“Somaliland waxa kusoo foolleh halis aan hore loo arag,” Prof. Samatar

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka HILAAC, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka digay khatar ay Somaliland waajahi karto, taas oo sida uu sheegay noqon karta mid soo afjarta himiladii iyo ujeeddooyinkii qaranka. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sidoo kale ka