Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somalia: Guullaha Ay Sheegatay Dawladda Ee Alshabaab, Dagaalada Iyo Duqaymaha Koonfurta Iyo Badhtamaha
ATMIS waxaa si buuxda uga go’an fulinta Qorshaha kala guurka Soomaaliya kaas oo ku dhamaan doona in mas’uuliyadda amniga lagu wareejiyo ciidamada amniga Soomaaliya,”ayuu yidhi, Danjire Mohamed El-Amine. #Araweelo_News_Network. Muqdisho (ANN)- Dagaalo iyo weeraro duqaymo ah, ayaa ka socoda gobollada
Dawladda Ethiopia Iyo Midawga Yurub Oo Heshiis Kala Saxeexday
#Araweelo_News_Network. Addis Ababa (ANN) Dalalka ku jira Naadiga Midowga Yurub ayaa Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia ugu deeqay dhaqaalle gaadhaya taageero maaliyadeed oo ku kacay 650 Milyan EUR, oo u dhiganta $682,987,500.00, taas loo qorsheeyay horrumarinta Barnaamijyada sannadaha badan.
#Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Kooram La’aan Noqday Iyo Guddoomiye Cali Xaamud Oo Baafiyay Xildhibaano
“Xildhibaanada maqan waa laga jarayaa gunnada oo waxa qaadanaya kuwa fadhiya” Guddoomiye Cali Xaamud Jibriil #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Fadhigii Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa furmiwaayay kaddib markii la waayay tirada (Kooramka) loo baahnaa inuu ku furmo si ay mudanayaashu
Markus Wiechel Oo Ka Mid Ah Guddida Arrimaha Dibadda Ee Baarlamaanka Swedan Oo Ka Hadlay Kulamo Qadiyada Somaliland iyo Xaalladda Geeska Afrika Ah
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xildhibaan Markus Wiechel oo ka mid ah Guddida Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Swedan, ayaa ka hadlay kulamo uu maalmihii u danbeeyay la yeeshay Dublamaasiyiin kala duwan oo ay ka wada hadleen xaaladda Gobolka Geeska Afrika iyo Qadiyadda
#Somaliland: Daahir Rayaale Madaxweynihii Hore Oo London Ka Jeediyay Hadalo Dhaxal Gal Ah Iyo Farriimo Ku Socda Qurbajooga Awdal
“Innaga oo Is Neceb ma wada joogi karo, waa innaynu wada joognaa innagoo is jecel,” Madaxweynihii Hore Daahir Rayaale #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale, ayaa ka dayriyay dhawaaqyada warbaahinta aan saxda ahayn laysu marinayo , taas oo
#Somaliland:: Mudanayaasha Awdal Oo Gollaha Wakiillada Mariyay Go’aan Lagu Dalbanayo In La Furo Dastuurka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa oo soo jeedinta ay gollaha soo hor dhigeen mudanayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal oo ay ku dalbanayaan in dastuurka lagu muujiyo saamiga siyaasadeed ee dadka Awdal. Soo jeedinta xildhibaanada Awdal kaga jira gollaha wakiillada
#Somaliland: Eng: Cali Xoor-xoor Gollaha Wakiillada Oo Codkii Ugu Badnaa Ku Ansixiyay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku anasixiyay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Eng. Cali Cumar oo markii labaad la horgeeyay muddanayaasha gollaha wakiilada. Eng. Cali Xoor-xoor, markii gollaha loo weydiiyay cod waxa uu
#Somaliland is limited by investment risk And #Somalia’s threats
#Araweelo_News_Network. Somaliland is limited by investment risk And Somalia’s threats, written by Professor Michael Walls Somaliland’s oil find could reset the regional balance: here’s how In 2020, Norwegian seismic survey company, TGS, estimated that the Somali basin as a whole likely