Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 901 Posts

London: Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Xaalladda Dalka Xaflad Si Weyn Loogu Maamuusay

#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ka hadlay xaalladda xilligan ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, doorashooyinka marar baddan khilaafkoodu soo npqday ee xeerarkooda gollaha guurtida laga sugayo iyo collaadda gobolka Sool ee loo xuub-siibayo dagaal beellaysan oo

“Somaliland Umma Bahna Dagaal Beelleedyo Bulshada Hubka Laysugu Dhiibo” Guddoomiye Cali Xaamud

#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha Wakiillada Cali Xaamud Jibriil oo ka qaybgalay kulan ballaadhan oo lagu soo dhoweeyay Murrashaxa Xisbiga WADDANi, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo ka dhacay London, ayaa ka hadlay xaalladda collaadeed ee dalka oo xilligan isu

#Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Digay Collaada Sool Iyo Khilaafyada Doorashooyinnka #Somaliland iyo #Puntland

#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in lasii wado collaadda gobolka Sool oo xilligan weji kale isu beddeshay, sidoo kale wuxu ku baaqay ka xukuumad Federaal ahaan innay ka walaacsan yihiin khilaafyda dhanka doorashooyinka

#Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Dhawaaqyada Iyo Dareenka Ka Dhashay Xeerka Doorashooyinka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dhawaaqyada iyo dareenka ka dhashay xeerka doorashooyinka ee gollaha guurtidu u saaray guddida, isla markaana loo qabtay in muddo bil ah oo fasax la geliyay gollaha kaddib ay guddidu kusoo celiso. Masuuliyiin ka

#Somaliland: Republic Recognition Case at the international Court of Justice (ICJ)

#Araweelo_News_Network. #1Somaliland Historical Background Somaliland was a British Protectorate for 76 years (1884-1960). Somaliland was independent, recognized country before Somalia. Somaliland achieved independence from Great Britain on June 26, 1960 while Somalia achieved independence on July 1, 1960 from Italy.

Garoowe: Cabsida Laga Qabo In Puntland Uu Ka Dhaco Dagaalkii Labaatan Sanno Ka Hor Sababay In Boqortooyada Qardho Usoo Qaxdo Somaliland

> Magaalada Oo Dadku Ka Qaxeen  Guryahaooda iyo Hay’addaha Oo Ka Baxaya > Heshiiskii Cabdullaahi Yuusuf Iyo Gen. Cadda Muuse Ee Biqor Buurmadaw Gadhwadeenka Ka Ahaa Warbixin: By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Garoowe(ANN)-Xaalladda Khilaafka doorashooyinka

#Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Cod Geliyay Qodobka Xeerka Doorashooyinka Ee Ajandaha

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida,ayaa dood ka keenay in xeerka doorashooyinka ee horyaal la geliyo dood ku saabsan iyo in loo saaro guddi.   Xildhibaanada qaar ayaa soo jeediyay in qodobka Ajandaha ee xeerka doorashooyinka loo raro liiska xagga hore ee Ajandaha

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Xilka Qaadis Iyo Isku Shaandhayn Gollihisa Wasiirrada Ku Sameeyay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray digreeto magcaabis iyo xil ka qaadis uu ku sameeyay qaar ka mid ah xubnaha gollaha wasiirada. Sida lagu shaaciyay qoraal saxaafadeed kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Salaasadii oo ku taariishaysan 14

#Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda IyoTaliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Oo Geeriyooday

Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi Iyo General Mohamed Hassan Abdullahi Jidhif Oo Geeriyooday #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-General Maxamed Jidhif Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland  iyo General Maxamed Xasan Jidhif, Ioo ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Qaranka, ayaa ku kala

#Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Loo Qaybiyay Xeerarka Doorashooyinka Iyo Doodaha Siyaasadda Dalka

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha gollaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigoodii saaka loo qaybiyay xeerarka doorashooyinka ee wax-ka-bedelka iyo kaabista lagu sameeyay, kaddib markii ay gollaha wakiillada oo ka duulaya go’aamadii lagu soo afjaray khilaafka doorashooyinka ee ka yimi Salaadiinta iyo Odayaasha Guddida BHJ,