Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Sudan/ south Sudan Jubba

Total 900 Posts

#Ingiriisku Wuxuu Cadaawad U Hayaa Dadka Laascaanood, Waxaan Leenahay Arrimahayaga Faraha Kala Bax, Inta aannad ,,,,,” Cabduqaadir Firdhiye

  #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Hoggaamiyaha Maamulka Khaatumo Laascaanood, Cabduqaadir Firdhiye, ayaa si weyn uga qayliyay dhaqdhaqaaqyada dublamaasiyada dawladda Britain ee ku waajahan gobolka geeska Afrika. Cabduqaadir Firdhiye, wuxuu farriin hanjabaad ah u diray dawladda Britain, isagoo sheegay innay kasoo horjeedo rabitaanka shacabka

Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weeraray Markab Ganacsi Oo Marayay Badda Cas

#Araweelo_News_Network. Yemen San”a(ANN)- Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa Gantaalo la beegsaday Markab marayay Badda Cas, taas oo sii xoojisay welwelka iyo cabsida marinka Badda Cas.   Sidaana waxa sheegtay wakalaadda wararka ee Reutres oo soo xiggaysa sarkaal Maraykan ah. Xuutiyiinta ayaa

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo XilKa Qaadis, Magcaabis Iyo Beddel Ku Sameeyay Wasiirro Xukuumaddiisa Ah

#Araweelo_News_Network. #Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo XilKa Qaadis, Magcaabis Iyo Bedel Ku Sameeyay Wasiirro Xukuumaddiisa Ah   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilalki ay hayeen ka qaaday masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa, sidoo kale, Madaxweyne Biixi, wuxuu magcaabay masuuliyiin cusub

Renewed Sweden-Somalia Partnership Pledges Commitment to Strategic Investments for Peace and Prosperity

PRESS RELEASE FOR IMMEDIATE CIRCULATION #Araweelo_News_Network. Renewed Sweden-Somalia Partnership Pledges Commitment to Strategic Investments for Peace and Prosperity Mogadishu, (ANN)- The Government of the Federal Republic of Somalia, under the leadership of H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre, together with

#Laascaanood: Garaarada Oo Bayaan Kasoo Saaray Go’aamadii Shirka Beellaha Habarjeclo

  #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Odayaasha Garaadada Dhaqanka ee Dhulbahante ayaa soo saaray bayaan ay kaga jawaabeen go’aamadii toddobaadkii hore kasoo baxay shirkii Beellaha Habarjeclo ee Magaalada Burco ee xarnta gobolka Togdheer. Go’aanka kasoo baxay shirka Beellaha Habarjeclo oo ahaa mid si weyn loogu

The US Ambassador to the UN Security Council calls on the member countries to provide financial support and arms to Somalia

“We welcome the Government of the Federal Republic of Somalia’s commendable progress on weapons and stockpile management. We encourage it to continue this important work.” Ambassador Robert. #Araweelo_News_Network. New York, (ANN) Ambassador Robert Wood, Alternate Representative of the United States

#Somaliland Oo Qaraarka Gollaha Amaanka Ee Cunaqabataynta Hubka Ee Laga Qaaday Soomaaliya Ku Tilmaantay Khatar Amniga Gobolka Uga Sii Daray

  #Araweelo_News_Network. By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si weyn walaac uga muujisay qaraarka  Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku aadanaa in cunnaqabataynta Hubka laga qaado Soomaaliya 31 sanno kaddib. Qaraarka

#Somaliland: Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ugu Baaqay Cullimada Innay Dadkooda La Dareen Noqdaan

  #Araweelo_News_Network. Burco (ANN)-Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale oo ah Afhayeenka Salaadiinta Beellaha Habarjeclo, ayaa ugu baaqay Culimadda innay la dareen noqdaan dadkooda, balse wuxuu sheegay in aannay Beel ahaan dafirsanayn doorka ay leeyihiin Culimada kasoo jeeda Beellaha Habarjeclo oo ka

.#Somaliland: Shirka Sida Weyn Loo Sugayay Ee Beelaha #Habarjeclo Oo La Shaaciyay #Go’aamada Kasoo Baxay

  #Araweelo_News_Network. Burco (ANN)-Salaadiinta Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka Beellaha Habarjeclo, ayaa soo saaray qodobo kasoo baxay shirka maalmihii u danbeeyay uga socday Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirka ayaa ahaa mid si weyn loogu dheg-taagayay oo guddaha Somaliland, mandaqada geeska

London: Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Hadlay Xaalladda Dalka Xaflad Si Weyn Loogu Maamuusay

#Araweelo_News_Network. London(ANN)-Murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ka hadlay xaalladda xilligan ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, doorashooyinka marar baddan khilaafkoodu soo npqday ee xeerarkooda gollaha guurtida laga sugayo iyo collaadda gobolka Sool ee loo xuub-siibayo dagaal beellaysan oo