Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti
#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti Addis Ababa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay, ayaa gaadhay dalka Ethiopia, maalin kaddib markii uu kasoo laabtay dalka
#Garoowe Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Karaash Oo Qaatay Mawqif Ka Cadhaysiisay Deni
#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa taageeray Go’aankii isimada SSC-Khaatumo kaga baxeen ka mid ahaanshaha Puntland, isla markaana meesha ka saaray innay dadka Sool ku yeeshaan maamulkaa xubno ku metela. Axmed Karaash oo ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka
Guddoomiyaha WADDANI Oo Sharaxay Qorshaha Shirka Djibouti Ee Somaliland Iyo Somalia
#Araweelo_News_Netwprk. London(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo saarayqoraal uu ka sharaxayo shirka wadahadalada Somaliland iyo Somalia uga furmay Djibouti ee ay ka qaybgaleen labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia, isla markaana uu dabada ka riixayo
#Somaliland Iyo Somalia Oo Gaadhay Heshiis Dawladda Djibouti Dabada Ka Riixay
#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo shir uga socday dalka Djibouti, ayaa soo saaray war-murtoyeed la xidhiidha arrimaha la doonayo in laga wadahadlo si loo sii anbaqaado wadahadaladii u dhexeeyay labada dhinac ee hakadku ku yimi. War-murtoyeedka oo ka kooban
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Ganacstada Oo Isku Waajahay Kulan Lagu Gorfeeyay Xiisadda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Ee Saamaynta Ku Yeeshay Ganacsiga Aduunka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan la qaatay Ganacsatada Somaliland, kaas oo lagu faaqiday xaalladdaha iyo duruufaha kusoo kordhay gobolka, gaar ahaan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ee saamaynta ku yeeshay arrimaha amniga iyo isu socodka ganacsiga
#Somaliland Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay Inuu Qabto Doorashooyinka Si Dalka Loogu Soo Gaadho
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa usoo jeediyay Madaxweyne Biixi inuu dalka ka qabto doorashooyinka, isla markaana dadka mideeyo si dalka loogu soo gaadho, maadaama uu sheegay in xaallada ay Somaliland ku jirtaa tahay mid
#Laascaanood Garaaddada Oo Soo Saaray Go’aan Ka Cadhaysiiyay Puntland
#Araweelo_News_Network. Laascaanood (ANN)- Garaaddada Laascaanood, ayaa soo saaray go’aamo ka cadhaysiiyay maamul goboleedka Puntland ee Garoowe, kaas oo naawilayay innay Garaaddadu soo xulaan 17 xubnood oo u metela Baarlamaanka Maamulka oo la doonayay innay soo gudbiyaan. Hase yeeshee, khilaaf si
Markab Ganacsi Oo Laga Afduubay Badda Cas Ayaa Gaadhay Xeebbaha Soomaalida
#Araweelo_News_Network. London (ANN)-Markab ganacsi oo ay afduubteen kooxo aan la garanayn ayaa weli ku sugan xeebbaha Soomaaliya taas oo sare u qaadaysa cabsida laga qabo xasillooni darro hor leh oo soo waajahda maraakiibta caalamiga oo doonaya innay ka gudbaan Badda
#Somalia: Wasiirkii Arrimaha Dibadda Oo Xilka Iska Casilay
#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia (ANN)-Wasiirkii Arrimaha dibadda dawladda Federaalka ee Soomaaliya Abshir Haruuse ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu kahayay xukuumadda Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiir Abshir, wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu
#Ethiopia’s Enduring Quest for Access to the Red Sea – Historical Foundations, Geopolitical Strategies, and Regional Implications
#Araweelo_News_Network. Paper Title: Undying Ambition Ethiopia’s Enduring Quest for Access to the Sea – Historical Foundations, Geopolitical Strategies, and Regional Implications. by Gulaid Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher. Abstract: This paper delves into Ethiopia’s enduring desire for