Category: Sudan/ south Sudan Jubba
Ethiopia’s controversial quest for the Sea, by Washington Post
#Araweelo_News_Network. Ethiopia’s controversial quest for the Sea, by Washington Post Many centuries ago, chroniclers conjured what was in antiquity called Ethiopia as a realm at the heart of global trade. The treasures of Rome and India all flowed through
#Somalia: Madaxweyne Xasan Sheekh Socdaalka Xidhiidhsan #Asmara Ilaa #Qaahira, Dhawaaqa #Djibouti Iyo Cabsida Dhiillada Collaadda Ee Gobolka
#Araweelo_News_Network Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Asmara(ANN)Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey dalka Ereteria, halkaas oo uu si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Dalka Eritrea Isaias Afwerkii. Lama ogga
#Puntland: Deni Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada tartan Adag Kaddib
Puntland: Madaxweyne Ku Xigeenka Ilyaan Lug-atoor Ee Deni Lala Doortay Ayaa Ku Dhashay Duleedka Hargeysa #Araweelo_News_Network Garoowe (ANN) Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku guulaystay Doorashada madaxtimada maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, halka lyaas Cismaan (Lug-Atoor) loo doortay Madaxweyne ku
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Albaabada Ka Furay Maxaabiis Ku Dhow Afar Boqol
#Araweelo_News_Network. CAFIS-MADAXWEYNE Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, ee ku taariikhaysan 08/1/2024, Cafis Guud ugu fidiyay Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Sidaana, waxa
#MMTV Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sidii Ciidamada Amaanku Usoo Hujuumeen Xaruntooda Iyo Weriyayaasha La Xidhay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Maamulka Te;efishanka gaarka loo leeyahay ee MMT, ayaa ka hadlay xadhig iyo hadidaad loo geystay xilli ay ku jireen shaqadooda, kaddib markii dood ka socotay xarunta Telefishanka ee Magaalada Hargeysa oo lagala socday Barta X ee (ex-Twitter)
#Somaliland: Guddida Qaranka Ee Xuquuqda Aadamaha Oo La Dhaariyay Iyo Dardaarankii Madaxweyne Biixi
#Araweelo_News_Network. HargeysaANN()-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Qaranka Somaliland hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Kommishanka xuquuqul Insaanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaas oo dabayaaqadii – 19th September 2023 la magcaabay. Munaasibadda
#Somaliland: Heshiiska Ethiopia Oo Kiciyay Dareenka Boorama Iyo Salal
#Araweelo_News_Network. Boorama(ANN)-Mudahaaradyo lagu diidanyahay heshiiska Is-afgaradka ee Xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Ethiopia oo laga xusay in saldhig Millateri laga siinayo Xeebbaha Galbeedka Somaliland, isla markaana Somaliland sjheegtay innay ku beddelatay Saami laga siiyay Diyaaradda Ethiopian Airline iyo in Ethiopia
#Somaliland: Heshiiska Badda Ee Ethiopia Oo Sababay In Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Xilka Iska Casilay
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN) Wasiirkiii Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Caateeye ayaa ku dhawaaqay inuu iska celiyay xillkii uu ka hayay Xukuumadda Madaxweye Biixi. Wasiir Caateeye, wuxuu sidaa ka sheegay mar uu cawayskii kula Hadlay warbaahinta gurigiisa Magaalada Hargeysa. Arrinta is
Hammiga Ethiopia Ee Helitaanka Badda iyo Xeelladdaha Juquraafi Siyaasadeed iyo Saamaynta Gobolka
#Araweelo_News_Network. W/ Q. Guuleed Yuusuf Idaan Bare sare iyo cilmi Baadhe Shahaadooyinka Masterka ee: Sharciga Caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda Xiriirka Caalamiga ah haysta. Dulmar Guud: Qoraalkani waxa uu si qoto-dheer u lafagurayaa rabitaanka joogtada ah ee Ethiopia ee helidda Badda