Category: Sudan/ south Sudan Jubba
#Somalia rejects mediation efforts with #Ethiopia over port deal
#Araweelo_News_Network. Kampala (ANN)-Somalia rejected any discussions with Ethiopia about Addis Ababa’s agreement to lease a port in the breakaway region of Somaliland, as regional heads of state gathered on Thursday to try to defuse a growing diplomatic crisis. Under a
#Somaliland: Xukuumadda Oo War-murtiyeed Kasoo Saartay Xiisadda Siyaasadeed Ee Gobolka Iyo Xaaladda Xasarada Diblmaasiyeed Ee Kacsan
#Somaliland: War-murtiyeedka Xiisadda Siyaasadeed Ee Somalia, Amniga Gobolka Iyo Xaaladda Xasarada Diblmaasiyeed Ee Kacsan #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kasoo saartay War-murtiyeed lagaga hadlayo xaaladdaha siyasaadeed ee gobolka iyo xiisadda ka dhalatay Diyaaradda Wefdiga Ethiopia ee shalay dawladda Federaalka Soomaaliya
Dawladda Somaliya Oo Hawadda Somaliland Ka Celisay Diyaarad Siday Wefdi Ethiopia Oo Hargeysa Laga Sugayay Iyo Xiisad Ka Alloosan Arrimaha
#Somaliland-Ethiopia Midkoodna Kama Hadlin Arrintan #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa Hawadda Somaliland ka celiyay Diyaarad siday Wefdiga sida weyn loo sugayay ee kusoo jeeday Somaliland, kuwaas Arbacadii kasoo degi lahaa Madaarka Caalamiga ah ee Hargyesa (Egal International Airport.}.
#U.S. Government #Collaborates with #Ethiopian Defense Forces for #Groundbreaking De-mining Initiative
#Araweelo_News_Network: Addis Ababa, 16 January(ANN) — Landmines, unexploded artillery shells, and other types of remnants of war litter former battlefields throughout Ethiopia, resulting in accidental civilian deaths and hindering farmers from returning to their fields. These explosive remnants of
Dalalka Masar Iyo Shiinaha Oo Ka Digay Xaalladda Badda Cas Iyo Duqaymaha US Iyo Britain Innay Dab Ku Qabtaan Batroolka Gobolka
#Araweelo_News_Network. Qaahira(ANN) – Dalalka Masar iyo Shiinaha ayaa si wadajir ah uga digay khatarta ka dhalan karta haddii Maraykanka iyo Britain sii wadaan weerarrada duqaymaha ee Xuutiyiinta dalka Yemen, waxayna xuseen innay si dhow ula socdaan isbedelada ka socda Badda
Somaliland: Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Weriye Cabdirashiid Cabdiwahaab Iyo Xeer Ilaalinta Oo Amar Kasoo Saartay Xadhiga Maxamed Ilig
“Hay’adda Sirdoonku Xaq Umma Laha Baadhista La Tuhunsanaha Iyo Inay Maxkamad Horgeyso” Amar Xeer Ilaaliye #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Ciidamada Amaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Weriye Cabdirashiid Cabdiwahaab oo ka mid ah Weriyayaasha Somaliland ee ka hawlgala Telefishanka Universal TV. Sidoo kale
#Somaliland: Xukuumadda Oo Dawladda Federaalka #Somalia Ku Eeddaysay Heshiis Ay La Gashay #Ethiopia Iyo Qorshayaal Dagaal
#Somaliland: Xukuumadda Oo Dawladda Federaalka #Somalia Ku Eeddaysay Heshiis Ay La Gashay #Ethiopia Iyo Qorshayaal Dagaal #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigay heshiis ay dawladda Federaaka ee Soomaaliya la gashay dawladda Federaalka Ethiopia iyo qorshayaal ka dhan
#Somalia: AL-shabaab Oo Gacanta Ku Dhigay Diyaarad Qaramada Midoobay Leedahay
#Araweelo_News_Network. Cadaado (ANN)- Kooxda Al-Shabaab ee xidhiidhka la leh Al-Qaacida ayaa gacanta ku dhigtay shaqaalihii la socday diyaarad Helicopter ah oo ay leedahay Qaramada Midoobay oo si deg deg ah u degtay Arbacadii, deegaanada at ka taliyaan
#Ethiopia Recognizes #Somaliland: A Landmark #Agreement with Far-reaching Implications
#Araweelo_News_Network. #Ethiopia Recognizes #Somaliland: A Landmark #Agreement with Far-reaching Implication By. Khadar Suldan Aadan Faarax Introduction Ethiopia has embarked on a historic journey toward securing sea access, a critical issue deemed existential by Prime Minister Abiy Ahmed. The country