Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

Shuruudaha Murrashaxiinta Doorashada Aqalka Sare Iyo Aqalka Hoose Ee Soomaaliya Oo La Shaaciyay

Araweelo News Network.     Muqdisho(ANN)-Guddida doorashooyinka heer federal ee Soomaaliya, ayaa soo saaray habka loo marayo murrashaxnimada aqalka sare ee Baarlamaanka iyo Aqalka hoose. Qoraal kasoo baxay guddida, ayaa lagu muujiyay shiruudaha looga baahan yahay murrashaxa doonaya in uu

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Si Dadban Uga Hadlay Falkii Lagula Kacay Shaqaallaha Caafimaadka Edna Hospital

Araweelo News Network. “Maaha wax la qaadan karo in muwaadiniin looga xannibo socdaalkooda sababo siyaasadeed,” Ra’iisal Wasaaraha Somalia Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si dadban uga jawaabay dhacdadii shaqaalaha caafimaadka ee Adna Hospital lagula kacay maalmihii

“The people of Tigray, Ethiopia, are suffering from a humanitarian crisis that has been man-made.” report by World Peace Foundation

Araweelo News Network.     New York(ANN)-A report by the United States-based World Peace Foundation (WPF) warns of the situation in Tigray, which has been in turmoil for the past few months. The sad report stems from an invasion by

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ku Baaqay In Dagaal Lagu Qaado Mukhaadaraadka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka mukhaadaraaku ku hayo bulshada iyo sida loogu baahanyahay in dawlad iyo shacab meel looga soo wada jeesto. Madaxweyne Biixi, wuxuu sidaa ka sheegay hadal kooban oo uu

Sanaag: Gobolkii Khayraadka Iyo Quruxda Ee Jamhuuriyadda Somaliland

Araweelo News Network.   #Sanaag: Gobolkii Khayraadka Iyo Quruxda Ee Jamhuuriyadda #Somaliland Sanaag: The Cradle of Somaliland People and the Region of The Tombs of their Ancestral Forefathers Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka

Somali Regional State of Ethiopia Responds to Amhara Call and Abiy Ahmed’s Call for Troops

Araweelo News Network.   Tigray, Amhara fighting spreads in region, TPLF releases 1,000 troops >Hundreds of people and media outlets arrested in Addis Ababa Jigjiga(ANN)-The President of the Somali Regional State of Ethiopia, Mustafe Muhumed Omar (Cagjar), has explained why

Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Hablo U Xidhnaa Calanka Soomaaliya

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga kasii deysay  koox hablo ah oo muddo ku xidhnaa xabsiga Gebilay, kuwaas oo loo xidhay falal ay ku kaceen munaasibadii 26 June 2021. kaddib markii ay qaateen Calanka Soomaaliya. Kooxda laga soo

Somaliland: Guddoomiye Faysal Oo Ku Hanjabay In Xubnaha UCID Ee Heshiiska La Galay Xisbiga KULMIYE Waayayaan Xildhibaannimada

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ku tilmaamay sharcidaro koox xildhibaano ka mid ah xubnaha uag soo baxay doorashadii gollaha wakiillada ee 31 May 2021, kuwaas oo hesiish la saxeexday shalay xisbiga muxaafidka KULMIYE. Eng;

Ethiopia: Maamulka Soomaalida Oo Ka Jawaabay Qayla-dhaanta Amxaaradu Kaga Dalbatay Ciidamado Ka Baaciya TPLF

Araweelo News Network.   Jigjiga(ANN)- Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, ayaa sheegay qorshe suuragal ah oo ay ciidamo ugu dirayaan dowladda dhexe ee Ethiopia, kuwaas oo qayb ka noqonaya dagaalka u dhaxeeya xilligan Malayshiyaadka Amxaarada iyo ciidamadda dowladda

Somaliland: Xisbiga UCUD Ee Mucaaradka Oo Si Weyn U Canbaareeyay Heshiis KULMIYE La Galay Xildhibaano

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaardka ah ee UCUD, ayaa si weyn u canbaareeyay koox xildhibaano ka tirsan oo ka mid ah xubnaha Xisbiga uga soo baxay doorashadii gollaha wakiilllada oo heshiis la galay Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka. Xisbiga UCID,