Category: Somalia
#Somaliland: Shirkadda #Sompower Ee Laydhka Oo Daah-furtay Hab Lagu Casriyaynayo Adeegga Korontada Caasimadda #Hargeysa
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirkadda Sompower, oo ka mid ah shirkaddaha ugu waaweyn ee bixiya adeegga Korontada ee Laydhka, ayaa daah-furtay barmaamuj lagu yaranayo Khatarta inta badan ka dhalata Laydhka, barnaamijkaa oo la doonayo in hab casri ah loo maareeyo hanaanka
Ethiopia and Djibouti arterial road closed and Tigray fighters advance towards Gondor
Araweelo News Network. #Somali massacred in #Ethiopia Addis Ababa(ANN)-The main road between Ethiopia and Djibouti has been closed following a massacre in the Garba-Isse area of northern Sitti region in Ethiopia’s fifth Somali region. The Afar Liberation Front (ALF) has
#Ethiopia: Xasuuq Ka Dhacay Deegaanka Garba-ciise Iyo Waddooyinka Isku Xidha Djibouti Iyo Ethiopia Oo La Xidhay
Araweelo News Network. Maamulka Kililka Shanaad Ee Soomaalida Oo Ka Hadlay xaaladda Sitti, Ethiopia(ANN)-Waddooyinka halbawlaha ah ee isku xidha Dalalka Ethiopia iyo Djibouti, ayaa la xidhay, kaddib xiisaddaha sii kordhaya iyo dagaalada ka jira deegaamo ka mid ah dalka
Israel Oo Goob Jooge Ka Noqotay Ururka Midawga Afrika Kaddib Geeridii Qaddafi Djibouti Iyo Soomaaliya Oo Debecsanaan U Muujiyay
Araweelo News Network. Washington, D.C. (ANN)- Ururka Midawga Afrka ee (AU), ayaa aqblay in Israel xubin goob jooge ah ka noqoto Midawga Afrika, taas oo qayb ka ah heeshiiska Abraham Agreement ee ay ku doonayso in ay xidhiidh kula
Somaliland: Hargesa International Book Fair #HIBF2021, and Opening ceremony of the 14th Year’s Results
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- The opening of the Hargeisa International Book Fair on its fourteenth anniversary # HIBF2021 was held this morning in Hargeisa. The opening ceremony was attended by the President of the Republic of Somaliland, Abdirahman Abdilahi Ismail
Somaliland: Bandhigga Carwada 14aad ee Buggaagta Hargeysa HIBF Oo La Daahfuray iyo Waxyaabaha Ku Cusub
Araweelo News Network. Hargeysa (ANN) – Bandhigga Caalamiga ah ee Buuggaagta (Hargeisa International Book Fair) ayaa maanta si rasmi ah looga furay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, taas oo socon doonta muddo lix maalmood ah. Bandhigga sanadkan ee #HIBF2021,
Dagaalka Ethiopia Oo Saamayn Ku Yeeshay Gobolka, Djibouti Oo Ciidamo Ku Taageertay Hiilka Amxaarada Ee Abiy Ahmed Iyo Cabsida Laga Qabo In La Go’doomiyo Addisa Ababa
Araweelo News Network. #TPLF Oo Qabsatay Deegaamo Muhiim u Ah Dagaalka Oo Deegaanka Canfarta ah Addis Ababa(ANN)-Xaallada collaada ka aloosan dalka Ethiopia, ayaa walaac iyo cabsi ka abuurtay gobolka, iyadoo dagaalyahanka Tigray TPLF iyo TDF, ay qabasadeen saddex degmo oo
Somaliland: Prof. Xasan Sheekeeye Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Ku Gadaamman Bulshada Iyo Maamul Xumo Siyaasada Dalka Ku Habsatay
Araweelo News Network. Wuxuu Ku Eedeeyay Xukuumadda In Ay Masuul Ka Tahay Caruurta Calanka Soomaaliya Xidhata Hargeysa(ANN)-Prof Siciid Xasan Sheekeeye oo ka mid ah Aqoonyahanka Somaliland, ayaa soo bandhigay god-daloolooyin badan oo k ajira nidaamka maamul ee siyaasada dalka.
Somalia: Xukuumadda Farmaajo Oo Farriin Xaasaasiya U Dhiibtay Wasiirka Arrimaha Dibedda Iyo Difaaca Ee Ireland
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa dalbatay in laga qaado cunaqabataynta hubka ee muddada dheer saaran Soomaaliya. Dalabka xilligan ee xukuumadda Madaxweyne Farmaajo, ayaa ahayd farriin lasii mariyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna Wasiirka Difaaca dalka Ireland