Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

#Somaliland: Su’aalaha Sharci Ee Ka Dhalankara Fadhiga Kowaad ee gollaha Wakiillada Cusub

Araweelo News Network. W/Q.  Garyqaan Mohammed Ahmed Bacaluul   BAL ADBA ! Haddii ay dhacdo in Golluhu u qeybsamo laba isleeg (41: 41) oo uu xataa codeeyo Guddoomiyaha fadhigu, muxuu noqonayaa xalku? S’aashaa kama uu jawaabin Dastuurku, xeer-hoosaadka goluhuna sidoo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Muddeeyay Fadhiga Gollaha Wakiillada Iyo Loollanka Oo Maraya Meeshii Ugu Adkayd

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddeeyey maalinta ay gollaha wakiillada Somaliland ee kusoo baxay doorashadii 31 May 2021, yeelanayaan fadhiga u horreeya.   Qoraal kasoo baxay maanta qasriga Madaxtooyadda Somaliland, wuxuu Madaxweynuhu kusoo saaray xeer

Somaliland: Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Sool Oo Toogasho Lagu Dilay

Araweelo News Network.   Laascaanood(ANN)-Guddoomiyihii Guddida Doorashooyinka Gobolka Sool, Cabdullaahi Maxamed Shire oo ku magac dheeraa (Cabdullaahi Labagole), ayaa lagu dilay caweyskii caawa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.   Sidaana waxa shebekaddaha wararka ee Araweelo News Network u xaqiijiyay

US demands ceasefire in Ethiopia, TPLF issues conditional statement

Araweelo News Network. “Pictures from Tigray are heart-wrenching, showing street ” Samantha Power.   Mekelle (ANN) – The situation in Tigray region has been severely disrupted by protracted fighting and conflict across Ethiopia, which is feared to spread to other

Somalia: Explosion Kills Youth Football Team

Araweelo News Network. Kismayo (ANN) reports from Kismayo town in the lower jubaland region of Somalia confirm that a car bomb had exploded at the intersection called Galol in the town of Kismayo. The president of the federal government of

Ethiopia: Dagaalka Gobolka Amxaarada Oo Sababay In La Jaro Waddooyinka Halbawlaha Ah

Araweelo News Network. “Dagaalku wuxuu ka socdaa Sddex Jiho” Sarkaal u hadlay Maamulka Amxaarada   Gondor(ANN)-Xallada dalka Ethiopia, ayaa sii murugtay, kaddib dagaalo ka socda gobolka Amxaarada oo ay isku haleeleen Dagaalyanka Tigray ee TDF iyo Ciidada dawladda ee Federaalka

Somaliland: Madaxweynaha Oo Maayarka Iyo Kooxdiisa Kala Qaybgalay Nadiifinta Caasimadda Hargeysa

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka Hargeysa kala qaybgalay Olole ballaadhan oo dhinaca nafaafadda ah, kaas oo laga hirgeliyey degmooyinka kala duwan ee caasimadda.   Madaxweynaha oo ay wehelinayaan masuuliyiinta dawlada Hoose

What Might Happen If TDF Marches Toward Addis Ababa?

Araweelo News Network.   The Abyssinian Aksumites first identified themselves as Ethiopians in the 4th century of A.D during reign of Ezana. In 1529, war broke out between Adal Sultanate supported by Ottomans and Abyssinia supported with reinforcements by Portugal.

Somaliland: Xildhibaan Faratoon Oo Qiray Inuu Meel Adag Marayo Loollanka Shirguddoonka Wakiillada  

Araweelo News Network. #Somaliland: Xildhibaan #Faratoon Oo Qiray Inuu Meel Adag Marayo #Loolanka Shirguddoonka #Wakiillada Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Yasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ah xildhibaanka Xukuumadda iyo xisbigeeda Kulmiye u sharaxeen guddoomiyaha gollaha wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in xilligan loollanku marayo meel

Ethiopia: Ra’iisal Wasaare Abiy Oo Ku Gacansaydhay Dalab Uga Yimi Maraykanka Iyo Imaaraadka Carabta iyo Gondor Oo Ku Siqay Gacanta TPLF

Araweelo News Network.   “Taliye AbiyAhmed iyo AgegnehuTeshager isma dilaayan xattaa” Getachew Reda Addis Ababa(ANN)-“Ciidamadeennu waxay ku sii siqayaan jiho kasta, mana jirto cid joojinaysa, xitaa roob ma da’ayo.” Sidaa waxa yidhi, afhayeenka TPLF, Getachew Reda oo ka hadlayay xaaladda