Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Safar Ka Cadhaysiiyay Madaxweyne Farmaajo Ku Tegey Dalka Kenya

Araweelo News Network.   Rooble Oo Kulan Loo Qorsheeyay Inuu Dhexmaro Uhuru Kenyatta  Iyo Dareenka Uu Dhaliyay Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ka walaacsan safar aan hore loo shaacin oo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen

Debretsion Gabremikael Hoggaamiyaha TPLF Oo Ka Hadlay Dagaalka Uguna Baaqay Malayshiyaadka In Aannay Naftooda Haligin

Araweelo News Network.   “Waxaan u sheegi lahaa inay naftooda badbaadiyaan oo aannay is halligin maleeshiyaadka iyo shacabka ay xukuumadda Abiy soo khaldayso.”Hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gabremikael   Mekelle (ANN)-Dagaalka daba dheeradaay ee Togray iyo dawladda Ethiopia u dhexeeya ayaa kusii

Somalila: Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Oo Boqasho Ka Cadhaysiisay Madaxweyne Farmaajo Ku Timi Muqdisho  iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Oo U Jawaabay Farmaajo

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka jawaabay wareegto uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kasoo  saaray  awooddaha hay’addaha dawladda, isla markaana ku hakinayay in hay’addaha dowladdu ay galaan heshiis ama is af-garad,

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Curashada Sannadka Cusub Ee Islaamka – 1443HJ

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hanbalyeeyay shacbiga Somaliland curashada sanadka cusub ee Islaamka 1443 Hijriyada oo curtay Salaasa 9 August 2021.   Dhanbaal hanbalyo ah oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland caawa, wuxuu Madaxweyne

Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Waxyaabaha Uu Kala Kulmay Maamulka Jubaland Ee Kismaayo Iyo Qorshihiisa

Araweelo News Network.   Kismaayo(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gebagebeeyay booqashadiisa magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka jubaland ee Soomaaliya. Rooble, ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, masuuliyiinta heer dowlad goboleed iyo bulshada

#Somaliland: Guddoomiyaha Cusub Ee Wakiillada Oo Ka Hadlay Waxa Uga Qorshaysan Hoggaaminta gollaha

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha la doortay ee gollaha wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo maanta xilka la wareegay isaga iyo ku xigeenada shirgudduunka eel ala doortay, ayaa ka hadlay qaabka uu doonayo inuu gollaha u hoggaamiyo iyo tallaabooyinka u horreeya

#Somaliland: Dardaarankii Guddoomiyihii Hore Ee Wakiillada Baashe U Jeediyay Shirguddoonka Cusub Cabdirisaaq Khaliif

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Shirguddoonka cusub ee loo doortay gollaha wakiillada, ayaa xilka kala wareegay shirgudoonka gollihii hore munaasibada ay xilka kula kala wareegeen, ayaa maanta lagu qabtay xarunta gollaha wakiillada Somaliland ee Hargeysa.   Munaasibada xil wareejinta, waxa kasoo

Ethiopia: Dagaalkii Ugu Weynaa Oo Dalka Laga Iclaamiyay

Araweelo News Network.   Magaalada Dhaxalka Aduunka ee Lalibela Waxay Amxaaradu Balanqaadeen In Laga Saarayo ciidamada Tigray Hargeysa(ANN)- Colaadda dalka Ethiopia, ayaa kusii fiday dalka oo dhan, iyadoo aannu jirin wax xabad joojin ah oo ay qableen dhinacyadu, waxaana la

#Somaliland: Xarunta Daryeelka Dadka Qaba Xannuunka Dhimirka Ee #SAHAN  Oo Munaasibad U Qabatay Dad Markii Ay Bogsadeen La Baray Xirfado Ay Ku Shaqaystaan

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Cusbitaalka SAHAN oo lagu daweeyo, isla markaana lagu daryeelo Dadka qaba Xanuunnada dhimirka, ayaa lagu qabtay Munaasibad loo sameeyay ku dhowaad afartan qof oo markii hore loo geeyay halkaa xannaanayn iyo daryeel, balse markii ay bogsadeen

Dawlad iyo Baaralamaanku Waa Ul iyo Diirkeed

Araweelo News Network. Xaq baa iga daboolanne, inaad dabo gashaan weeye; Dambarka iyo labeenta, oo miyiga ciirta lagu daadsho; Dalagii Wajaale oo midhaha deyrta laga goosto; Cunto doorsan, daawada dhacday, iyo daalka iyo yogorta; Niman baa digaag soo dejiyo, caano