Category: Somalia
Madaxweynihii Afgaanistaan Oo Ka Cararay Dalka Kadib Duulaankii Maraykanka Ee Labaatan Sannadood Kadib Ku Dhammaaday Wejigabaxa
Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dalka Afgaanistaan ee qalalaasaha iyo dagaaladu ka jireen in ka badan labaatan sannadood, ayaa galay mar kale gacanta kooxda Daalibaan oo dagaal kula jirtay Maraykanka iyo xulufadiisa oo awooddi waayay in ay ku guulaystaan maamulo macmal
Somaliland: Wasaaradda Maaliyadda Oo Sharaxaad Ka Bixinay Cashuuraha Ku Waajibay Muwaadinka Iyo Xeerarka Jideeyay Ee Loo Raaco
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sharaaxd ka bixinay noocyada cashuuraha ay qaado ee ku waajibay muwaadiniinta Somaliland, mawduucan ayaa ahmiyad weyn leh in ay bulhadu ku fahanto, isla markaana wax kaga oggaato noocyada cashuuraha. Muuqaalo taxanayaal
Ethiopia: Qabsashada Tigray Ee Magaaladda Wadnaha Ee Gobolka Amxaarada Iyo Mucaaradka Oo La Saftay TPLF
Araweelo News Network. Dagaalka Ethiopia Oo Weji Kale Yeeshay Addis Ababa(ANN)-Dagaalka ka socda dalka Ethiopia, ayaa kusii fidaya dhammaan gobolada uu dalkaasi ka kooban yahay, waxayna xaaladdu u muuqtaa mid faraha kasii baxaysa,iyadoo wararka qaar sheegayaan in Magaalada Desssie ahmiyad
Qasriga Amiirka Dalka Qadar Ee Dalka Faransiiska Oo La Boobay
Araweelo News Network. Paris, Cannes (ANN)-Koox Budhcad ah, ayaa galay qasri uu degan yahay Amiirka dalka Qatar, kuwaas oo qaatay qalab muhiim oo qaali ah oo ay ka daabusheen qasrigaa oo ku yaala magaalada xeebta Faransiiska ee Cannes, kooxda
Ethiopia: War Moves Towards Wollo Dessie Strategic Town, TPLF Spokesperson Getachew Reda Discusses Situation
Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)-The war situation in Ethiopia has deteriorated, and there are mobilizations on the Wollo capital Dessie, where the Tigray Defense Forces (TDF) and the federal government forces are infiltrating with the help of Amhara militias
International Crisis Group Discusses Elections in Somaliland and the Future of Political Issues on the Road to Recognition
Araweelo News Network. Somaliland, Hargeisa(ANN)-International Crisis Group, abbreviated ICG, has published a report of Somaliland elections on 31 May 2021 and paved the way for Somaliland’s progress towards democratic and electoral development in the small republic, which, if continued,
Ethiopia: Hoggaamiyaha Ugu Awoodda Badan Jabhada Oromia Oo Heshiis La Galay TPLF Iyo Dagaalyahanka Tigray Oo Kusii Siqaya Addis Ababa
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hoggaamiyaha ugu awoodda badan Qowmiyada Oromada ee xagjir ah oo ka tirsan Ethiopia Kumsa Diriba, ayaa sheegay in kooxdiisu ay garaacday isbahaysi milatari oo ay la leeyihiin ciidamada xilli ay dagaalyahanka Tigrayga ay hadda ku
Kenya: Madaxweyne Uhuru Iyo Ra’iisal Wasaare Rooble Maxay Kaga Wadahadleen Kulankooda Ka Cadhaysiiyay Madaxweyne Farmaajo
Araweelo News Network. Nairobi (ANN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in meesha laga saaray khilaafkii siyaasadeed ee muddada soo jiitamayay oo u dhexeeyay Kenya iyo Soomaaliya, isla markaana lasoo celiyay xidhiidhkii diblamaasiyadeed ee labada
Ethiopia: Abiy Ahmed Oo Qayladhaan Ugu Baaqay Dadka Shacabka Ah In Ay Dagaalka Lagula Jiro Tigray Ku Biiraan
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa ugu baaqay dadka shacabka ah ee dalkiisa iyo qowmiyadaha kala duwan ee dalkaa ku nool ay ku biiraan ciidamadda dagaalka kula jira jabhadaha gobolka Tigray ee dagaalka kula jirta sagaalkii
Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysay Xasuuq Ka Dhacay Deegaanka Canfarta Kana Digtay Xaaladda Dagaalka Sii Xumaanaya Ee Ethiopia
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hay’adaha Qaramada Midoobay waxay sii wadaan inay qaylo dhaan ka muujiyaan masiibada bani’aadamnimo ee sii kordhaysa ee woqooyiga dalka Ethiopia, taasoo ka dhalatay colaadda gobolka Tigray, oo hadda ah bishii sagaalaad. Kordhintii ugu dambaysay ee dagaalka