Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Eeddaha Faafinta Kiristaanimada Ee Haweenayda Maamusha Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso

Araweelo News Network.   #Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In Baadhitaan Lagu Samaynayo Faafinta Eeddaha Kiristaanimada Ee Haweenayada Ee Maamusha Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso Kaniisada Sare Ee (The Elevation Church) oo Ka Hadashay Arrimaha Pastor Joy Isa Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa

Somaliland: Xoghayaha Gollaha Wakiillada Oo Beeniyay In Khilaaf Soo Dhexgalay Shirgudoonka Cusub

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xoghayaha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa beeniyay warar sheegaya inuu durba khilaaf soo kala dhexgalay gollaha wakiillada ee cusub, gaar ahaan shir-gudoonka gollaha. Wararkaa oo ay baahiyeen warbaahinta qaarkood oo aan looga baran

Maraykanka Oo Kumanaan Askari U Diray Afganistaan

Araweelo News Network. Kabul(ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa boqolaal Askari oo dheeraad ah ku xoojiyay ciidamadiisa ku sugan dalka Agfaanistaan, kuwaas laga dejiyey garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladda Kabul. Weli waxa ku suagan Caasimadda dalka Afganistan In ka badan 5,200, sidaana waxa sheegtay

Somaliland: Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Caan Ku Ahaa Arrimaha Samafalka

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ha suxufi caan ku ah arrimaha taakulaynta iyo gargaarka samafalka ee dadka dhibaataysan, sidaana waxa u xaqiijiyay shebekaddaha Araweelo News Network, weriyayaal ku sugan Magaaladda Burco

Somaliland: Sheekh Maxamed Ismaaciil Oo Xorriyadiisa Loo Celiyay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, ayaa laga sii daayay xabsiga, kaddib markii uu Afartii caalanamaal ee u danbeeyay xidhnaa. Sidaana waxa xaqiijiyay ehelada qoyska

Turkish President Erdoğan says his country wants an end to the Ethiopian and Sudanese conflic

Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)- Turkish President Recep Tayyip Erdoğan has said that he wants to end the conflict in Ethiopia and the conflict between Sudan and Ethiopia, following Prime Minister Abiy’s visit to Turkey. Erdogan and the presence,

HRW calls on Ethiopian government to release Tigrayan detainees in Addis Ababa jails

Araweelo News Network. “Government must immediately stop racial abuse and discrimination against ethnic Tigrayan” HRW   Nairobi(ANN)-Human Rights Watch (HRW) has accused the Ethiopian government of discriminating against Tigrayans in the capital, Addis Ababa. HRW, in a report published on

Qaahira: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqday Jaamacadda Carabta Ee Siqiirtay Iyo Dareenka Ku Xeeran Safarkiisa Masar Xilligan Dagaaladu Ka Socdaan Ethiopia

Araweelo News Network.   Qahira(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo safar ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Xoghayaha Jaamacadda Carabta Axmed Abulqeyd. Sidaana

Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Sheekh Ka Mid Ah Kuwa Ugu Magaca Dheer Culmida Soomalida Iyo Qoyskiisa Oo Hadlay

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Sheekh Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah culimada waaweyn ee geyiga Soomaalidu degto aad looga yaqaan, xadhiga Sheekh Maxamed Ismaaciil, waxa xaqiijisay gabadh uu dhalay oo muuqaalo ay ku muujinay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Diinta Islaamka Lagu Difaacayo Xoog Iyo Xeellad

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in ay waajib tahay in Diinta Islaamka lagu difaaco xoog iyo xeellad, balse aan loo baahnayn in dhalinyarada aan lagu cabsigelin in marka Nin Diin kale haystaa la