Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

US President Biden speaks about Kabul airport attack and its responses

Araweelo News Network. Washington (ANN)-US President Joe Biden says evacuation of American troops in the Kabul will continue their activities there continue, following the attack which killed 100 people, which includes 13 U.S. military personnel and other personnel, including personnel

Daallo Airline iyo Abaalka Duuga ah ee ay Ku Leedahay Dadka Soomaaliyeed

Araweelo News Network Markii ay meesha ka baxday dawladii Soomaaliya 1991-kii, waxa geb ahaanba burburtay qaranimadii Soomaaliya, waxa uu burburku saameeyay oo meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, sida ay dhammaan hay’addihii kale ee qaranka iyo shirkaddihii uga baxeen.

Somaliland: Go’aan Lagu Kordhiyay Mushaharka Ciidamadda Oo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirada

  Araweelo News Network   Hargeysa(ANN) -Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay go,aan lagu kordhiyay mushaharka ciidamadda Qaranka. Sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeefd kasoo baxay shirkii gallaha wasiirrada oo nuqul ka mid ah soo gaadhay maanta shebekaddaha Araweelo News Network. Qoraal

Somaliland: Xukuumadda Oo Sii Deysay Kooxdii Hawlgalada Argagixiso Ee Dilalka Iyo Afduubka Ajaanibka Geysatay

Araweelo News Network   Bilawgii Falalka koxoda Jaamac Kuutiye Iyo Indhacade loo haystay iyo hawgalkii fashiliyay silsilada shirqooladii Dilalka Iyo Afduubka   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Xabsiga kasii deysay  koox loo haystay falal dilal,afduubyo iyo dhac ka dhacay Somaliland oo lagu

Maraykanka Iyo Midawga Yurub Oo Digniin Kulul Kasoo Saaray Ciidamadda Eriteria Oo Ku Laabtay Gobolka Tigray

Araweelo News Network. Washington (ANN)- Maraykanka, ayaa digniin kulul u jeediyay dalka Eriteria, kaddib markii ay kusoo laabteen ciidamaddeedu gudaha dalka Ethiopia, gaar ahaan gobolka Tigray oo ay soo galeen Nov 2020, iyagoo kaalmayna ciidamadda Federaalka Ethiopia ee dagaalka kula

Somaliland: Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Oo Kulmay Xilli Khilaafka Doorashooyinku Sii Socdo

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay Gollaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankaa ayaa looga hadlay dar-dargelinta geeddi socodka doorashooyinka iyo dedejinta dhaqaalaha farsamo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Culimadda Ansaaru Sunna Oo Gorodda Is Dhigay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gorodda lays dhigay la yeeshay Culimadda Ansaaru Sunna, kuwaas oo maalmihii u danbeeyay kulan diimeedkoodii saddexaad ku lahaa Magaaladda Hargeysa. Culmida, ayaa Madaxweynaha Somaliland ku qaabilay maanta qasriga

Somaliland: Qiimaha Maceeshada Oo Si Weyn U Kordhay Labadii Billood Ee U Danbeeyay

Araweelo News Network. “Ma jirto cid ka qabanaysa in ay sidan arxandarada ah wax u iibiyaan, waxaanse Allah ka sugaynaa inuu naga soo gaadho kuwa aan naxariista lahayn.”Hooyo Danyar ah. Hargeysa(ANN)-Qiimaha Maceeshada ayaa kor ugu kacay suuqayada Magaaladda Hargeysa, taas

Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Shirguddoonka Cusub Ee Gollaha Wakiillada

Araweelo News Network. Somaliland: Maxaa Lagaga Hadlay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Shirguddoonka Cusub Ee Gollaha Wakiillada Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada kulan albaabada loo xidhay kula yeeshay maanta shirguddoonka cusub ee  gollaha

UN Secretary General Expresses Concern over Ethiopia’s War

Araweelo News Network.   New York(ANN)-The United Nations has worried the situation in Ethiopia, as fighting spreads to the rest of the country, and aid agencies are struggling to reach millions of people affected by the conflict. UN Secretary General