Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

Dagaalka Ethiopia Xaaladda Soo Waajahday Amxaarada Iyo Canbaaraynta Maraykanka Ee Tigray

Araweelo News Network. Ethiopia Dagaalkii billowday bishii November 2020, ayaa weli socda, waxaana sii kordhaya  xadgudubyada inta badan soo ifbaxayay kadib markii ay dhaceen: Dadka Tigray loo geysanayay, kuwaas oo ahaa kufsi wadareedyo, xasuuq iyo gaajo qasab ah oo ay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Isku Bedel Ku Sameeyay Masuuliyiin Xukuumaddiisa

Araweelo News Network. Wareegto Madaxweyne   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray xilkaqaadis iyo isku bedel xubnaha gollaha wasiiradda iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda ah. Sidaana waxa lagu sheegay wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka

Somaliland: Prof. Buubaa Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Siyaasada  Xidhiidhka Taiwan, Baahida Loo Qabo In La Bedelo Axsaabta Jirta Iyo Arrimaha Mandaqada

Araweelo News Network.   “Saddexda Xisbi way ka aradan yihiin dimuqraadiyada, Kulmiyena….” “Maaha inaad Taiwan ku idhabeesho, Shiinuhu waa shanta dawladood ee ugu waaweyn oo Qaramada Midoobay codka qayaxan, markaa….” Hargeysa(ANN)-Prof. Ismael Mohamoud Hurreh (IBuubaa) oo ka mid ah Siyaasiyiinta

Somaliland: Waa Maxay Ujeedada Qoxootiga Sita Magaca Afganistan Ee Maraykanka Iyo Imaaraadku  Soo Waaridayaan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Somaliland ayaa aqbashay in ay si ku meel gaadha dhulkeeda u dejinayso dhawr kun oo lagu sheegay in ay yihiin qoxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo dowlada Maraykanku kasoo daad guraysay dalka Afghanistan kaddib markii kooxda Daalibaan

Super Transportation: Shirkad Adeegyo Dhanka Safarada  Oo Casri Ah Kusoo Kordhisay #Somaliland

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Shirkad dhinaca socdaalka ah oo magaceedu yahay Super Transportation and Logistics, ayaa lagaga dhawaaqay Magaaladda Hargeysa, taas oo nidaam casri ah ku soo kordhisay Adeegyada ay bixinay ee dhanka Socdaalka iyo qaadista Alaabooyinka. Shirkadda, ayaa isaga

#Somaliland: #SOLJA Condemns #Arrest of Journalist Abdimalik Oldon

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- The Somaliland Journalists Association (SOLJA) has condemned the arrest of journalist Abdimalik Muse Oldon, a well-known journalist in the field of humanitarian work and support for the vulnerable. Abdimalik Muse Oldon, was arrested on 19

BoodhariMills: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daahfuray Wershedda Daqiiqda

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Munaasibad si weyn loo agaasimay ayaa xadhiga lagaaga jaray Wershedda Daqiiqda ee BoodhariMills oo ku taal Deegaanka Abaarso ee duleedka Galbeed ee Magaaladda Hargeysa. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa  xadhigga ka jaray furitaanka Wershadda Daqiiqda iyo

Somaliland: Xisbiga Ugu Yar Mucaaraadka UCID oo Shaaciyay Xilliga Lagu Tartamayo Hoggaankiisa Sare

Araweelo News Network. Shirweynaha UCID  Oo La Iclaamiyay Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in uu dib-u-habayn ku samaynayo qaab dhismeedka xisbiga, isla markaana la qabsnayo shirweynihii iyo shirkii gollaha dhexe si loogu soo doorto hoggaan cusub oo mustaqbalka

Why the United States and the United Arab Emirates want to relocate Afghan refugees to Somaliland

Araweelo News Network. The United States and its allies work to relocate Christian refugees from Afghanistan to countries including Somaliland.   Hargeisa(ANN)-Somaliland has agreed to temporarily resettle thousands of alleged Afghan refugees who were evacuated by the United States from

Ethiopia: Debretsion Gebremichael Hoggaamiyaha TPLF  Oo Ka Hadlay Dagaalka Iyo Xoghayaha Guud Antonio Guterres Oo Digniin Soo Saaray

Araweelo News Network. New York (ANN)-Debretsion Gebremichael oo ah Hoggaamiyaha Tigray ee TPLF, ayaa ka hadlay sida ay uga go’an tahay in lasoo afjaro dagaalka sagaalka bilood ka socday gobolka, isla markaana wuxuu xusay in ay lagama maarmaan tahay in