Category: Somalia
Somaliland: Ma Waxa Jira Dabaylo Siyaasadeed?
Araweelo News Network. Maxay Yihiin Dhaqdhaqaaqyada Xukuumaddu Ka Qaylisay Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay in ay joojisay shirar ay sheegtay in dhalinyaradda Somaliland qabsanayaan oo la doonayay in lagu qabto Magaaladda Caasimada ah ee Hargeysa, Sidaana waxa lagu sheegay qoraal
Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yadhi Munaasibada Ardayda Dhammaystay Kulliyaddaha Caafimaadka Ee Jaamacadda Edna
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad oo loo sameeyey 341 Arday oo ka qalinjabiyey Jaamacadda Edna Aadan ee Magaaladda Hargeysa, kuwaas oo bartay Caafimaadka. Munaasibadda qalinjebinta oo lagu qabtay Huteel Maansoor
#Ethiopia: #Dagaalka Oo Galay Xaalad #Miidaamo Ah Iyo Afhayeenada #Tigray Iyo #Amxaarada Oo #Dhawaaqyo Kala Duwan Kasoo #Yeedheen
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dagaalada ka socda Ethiopia, ayaa galay xaalad miidaamo ah, iyadoo ciidamadda dawladda ee huwanta doonayaan in ay hajiyaan dagaalyahanka Tigray ee TDF, kuwaas oo dagaal kulul oo deegaamo kala duwan ku dhexmaryo labadii bilood ee
Saynisyahankii Ugu Halista Badnaa Nus Qarnigii U Danbeeyay Dunida
Araweelo News Network. Khabuurkii Saynisyahanka ahaa ee ugu halista badnaa dalalka reer galbeedka oo muddo dheer ay ku raad joogeen muhkhaabaraadka Maraykanka iyo Britain, isla markaana ku jireen baadi doonkiisa nusqarnigii u danbeeyay, ayaa geeriyooday, isagoo da’adiisu ahayd 85
#Somaliland: Siyaasiyiin #Xilal Kasoo Qabtay #Xukuumadda Iyo #Aqoonyahan Ku Biiray #Xisbiga Mucaraadka #WADDANI
Araweelo News Network. “Madaxweynuhu karaamadiisa iyo sharaftiisa wuu leeyahay oo intii Allah inagu waajibiyay wuu inagu leeyahay, waxaadse moodaa inuu gabay intii aynu isaga ku lahayn.” Cabdullaahi Guray Wasiirkii hore ee gaadhaandhiga Somaliland. Hargeysa(ANN)-Siyaasiyiin qaarkood xilal hore kasoo
Dr. #Afrax Halyeey Ka Baxay Masraxa #Aqoonta, Suugaaanta Iyo #Qoraalka Afka Bulshada #Soomaalida
Araweelo News Network. London(AlNN)- Allah ha naxariistee Dr. Maxamed Daahir Afrax oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed oo qoraa ka mid ahaa haldoorka Bulshada Soomaalida ee kobcinta suugaanta iyo dhaqanka, ayaa ku geeriyooday dalka Ingiriiska. Marxuumka ayaa sida ay sheegeen
Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Ka Digay NGO Ay Sheegeen Inuu Ku Milmay Siyaasada Dalka
Araweelo News Network “Ururada Bulshada Rayidka ah (#Civil society), waxa markii iigu danbaysay laga dhisi jiray wadamadda dawladdaha ka jiraa aannay awood lahayn, ruqsadada NGO-yada waxa ku taal (#Non-profit #non-plotical #Organization), Markaa wuxuu weydaarsan yahay ruqsada uu qaatay.” Guddoomiye ku
Ethiopia: Xukuumadda Cusub Ee Abiy Oo U Dheeliday Dhinac, Cabqado Waaweyn Oo Ay Waajahay Iyo Saluug Laga Muujiyay
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Doodo ayaa ka dhashay markii Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ku dhawaaqay xubnaha gollaha Wasiirrada Xukuumadda cusub oo guud ahaan ka kooban 22 wasiir. Xukuumadda cusub, ayaa kusoo beegantay xilli dagaalo lagu hoobtay hadheeyeen dalka, kuwaas
Somaliland: Gollaha Wasiirrada Oo Mawaadiic Xaasaasi Ah Ka Hadlay Iyo Go’aamada Kasoo Baxay Ee Saamaynaya Nollosha Bulshadda
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhigii Golaha Wasiirrada oo maanta ku qabsoomay, ayaa lagaga hadlay xaaladda amniga ee Magaaladda Laascaanood iyo mawaadiic kale oo xaasaasi ah. Sidoo kale, waxaa lagaga hadlay masiibada xannuunka Corona virus oo mawjadii saddexaad
Somaliland: Jaamacadda Admas University Oo Munaasibad Layaab Leh Ku Sagootiday Dufcadii13aad
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Jaamacadda Admis qaybteeda Hargeysa, ayaa Munaasibad ku maamuusayay Dafcaddii 13aad ee Arday 418 Arday oo lagu maamusay dhamaystirka shahaadada heerrka 1-aad iyo heerrka 2-aadd ee master-ka, kuwaas oo Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa loogu qabtay munaasibad