Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

Laascaanood Taariikh Noocee Ah Ayay Leedahay?

Araweelo News Network. #Laascaanood Taariikh Nooce Ah Ayay Leedahay? Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee Somaliland, waxay leedahay taariikh iyo waayo ku taxan qarniyo hore iyo xilliyadii danbe, Sidoo kale, waxay ku taal deegaan caan ku ah dagaalo iyo

Colin Powell, the leader of the Iraq war, has died

Araweelo News Network.   The United States is saddened by the death of General Colin L. Powell, the leader of the Iraq War Washington(ANN)-The United States is saddened by the death of General Colin L. Powell, the leader of the

Somaliland: President Bihi Condemns United Nations Hypocrisy

Araweelo News Network.   Hargeisa (ANN) -The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, has called the United Nations “two hypocrites” who lie about the situation in Somaliland. Speaking on the occasion of the 37th anniversary of Martyrs’

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Maalinta Shuhudada Ka Jeediyay #Khudbad Aan Lahayn Qorshe Ku Waajahan Mujaahidiinta iyo Agoomaha Dayacan

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool ee Laascaanood oo dhowaan xukuumaaddiisu ka masaafurisay boqolaal qoys oo sannado ku noolaa halkaa, kuwaas oo loo masaafuriyay deegaankii ay kasoo jeedeen Soomaaliya. Sidoo

Somaliland: Gollaha Guurtida Oo Waxyaabo Layaab Ah Kala Kulmay Hantidhawrka Guud Iyo Hay’addo Kale

Araweelo News Network. “Maareeyuhu wuxuu noo sheegay  in aannay  Lacagtaa Qaadin, waxaanse oggaanay in Lacagtaa La qaado oo Meelo kale ay Marto” Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa si weyn u dhaliilayay masuulka ugu sareeya Hay’adda Hantidhawrka guud ee Qaranka, iyagoo sheegay

AU Expresses Strong Concern over Somalia

Araweelo News Network.     “The AU and the UN, in consultation with FGS, and international donors, call for the immediate completion of a joint report on the situation in Somalia for submission to the Security Council.” the AU said

Somaliland’s future looks bright and promising

Araweelo News Network.   Clearly, the expansion of DP World’s Berbera port has attracted and opened doors for the international community to rely on Somaliland for significant investment. London(ANN)-This is a major political and economic breakthrough for Somaliland, and it

ICJ official resolution, Somali-Kenyan maritime dispute

Araweelo News Network. #Hague(ANN)-The International Court of Justice (ICJ) on Tuesday announced the final verdict in a maritime dispute between Somalia and Kenya.   The resolution comes after a lawsuit filed by the Somali federal government against Kenya several years

#Somalia Oo Ku Guulaysatay #Dacwadda Badda Ee Ay #Kenya Ku #Muransanaayeen

Araweelo News Network.   Netherland(ANN)-Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC,, ayaa ku dhawaaqday go’aanka dacwadda Badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo socday muddo dhawr sannadood ah, kaddib markii ay dawladda Federaalka ee Soomaaliya u gudbisay  dacwaddaa 2014,  maxkamadda

Somaliland: Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Canbaareeyay Gabadh Suxufiyad Ah Oo Askari Gaadhsiiyay Dhaawacyo

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa canbaareeyay fal tacadi ah oo Askari ka tirsan Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka ee Taraafiga dhaawacyo ku gaadhsiiyay Weriye Niciima Cabdiraxmaan oo ka mid ah hablaha warbaahinta Somaliland ee ka hawlgala Telefishanada