Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

Kulanka Albaabada Loo Xidhay Ee Madaxweyne Biixi Iyo Madaxweynaha Soomaalida Ethiopia

Dareenka Ku Xeeran Booqashada Xilligan Iyo Xoggaha La Xidhiidha Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, Mustafe Muxumed Cumar, kaddib markii Mustafe Cag-jar

Dooddaha Beesha Caalamka Ee Qorshaha In Ethiopia Loo Dhiso Dawlad Ku Meelgaadh ah

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Dagaalka ka socda dalka Ethiopia, ayaa kusoo siqaya caasimadda dalkaa, iyadoo diblamaasiyiinta reer galbeedka ee u caalwaayeen sidii labada dhinac heshiis xabad joojin ah looga dhalin lahaa. Dagaalyahanada Tigreega iyo OLA ayaa sheegay in Arbacadii ay

“Waxaa Wax Laga Naxo ah in Booyada Shidaalka Kasoo Qaada Dhax-buur ama Goday ay Berbera ku shubto, Xisbiga UCID

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Sarkaal ka tirsan xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa nasiibdaro iyo maamul-xumo ku macneeyay mushkiladdaha maceeshada iyo shidaalka oo qiimahu si weyn kor ugu kacay Somaliland mudooyinkii u danbeeyay. “Waxaa Wax Laga Naxo ah in Booyada Shidaalka Kasoo

Khartoum: Sudanese politicians still on hunger strike

Protesters call for mass rallies on Sunday Araweelo News Network. Khartoum (ANN)- In Sudan, uprisings have erupted over the coup and the imprisonment of politicians, with three politicians protesting their imprisonment after their political rights and fundamental rights were violated.

Xukuumadda Federaalka Oo Hal Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Gurmadka Abaaraha

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya, ayaa lacag dhan Ha; milyan oo dollar ugu deeqday gurmadka abaaraha. Sidaana waxa sheegay ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ee Sabtidii. Ra’iisal wasaare rooble, ayaa

US warns of terrorist attacks in Ethiopia

Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)-The United States has warned of possible terrorist attacks in Ethiopia, and the State Department has strongly warned citizens in Ethiopia. The Department reminds U.S. citizens of the ongoing possibility of terrorist attacks in Ethiopia.”

“Foostada Shidaalka Iyo Maceeshadu Awaare oo Ethiopia ah ayay kaga jaban yihiin Somaliland oo leh Deked Caalami ah” Xisbiga UCID

Araweelo News Network. Xisbiga UCID, wuxuu naqdiyay  siyaasada Xukuumadda Madaxweyne Biixi Hargeysa(ANN)- Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa naqdiyay siyaasada xukuumadda Madaxweyne Biixi, waxayna si adag uga hadleen dhibaatooyinka ka haysta bulshada xagga nollosha ee ay sabbabeen sicirbararka ahdheeyay dalka.   Xoghayaha

TDF and OLA fighters capture Shewa Robit town on the outskirts of Addis Ababa

The Ethiopian government has expelled four diplomats from the Irish embassy in Addis Ababa. Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)- Fighters from Tigray and the OLA said they had taken control of Shewa Robit town in the Amhara region on

Dalalka Reergalbeedka Iyo Qaramada Midoobay Oo Uga Digay Joogitaanka Dadkooda Ee Ethiopia

Araweelo News Network. Dhawaaqii Ra’iisal Wasaare Abiy ku sheegay inuu faranta dagaalka ku tegeyo si uu ciidamadda u hoggaamiyo oo xaaladda uga sii daray. Addis ababa(ANN)-Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka, ayaa ugu baaqay muwaadiniinta ka joogta dalka Ethiopia in ay deg-deg

Ethiopia: PM Abiy Says He Will Lead Government Troops Against TDF

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed says he has decided to lead his country’s military in the fight against the TDF and become a leader fighter. But Prime Minister Abiy, who has repeatedly turned a deaf