Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

“Ra’iisal Wasaare Abiy Siyaasadiisa Ah Inuu La Shaqeeyo Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Keliya Wuu Ku Saxsanyahay” Madaxweyne Mustafa Cagjar

Araweelo News Network. “Xoriyadda Aanu helay intii uu xilka hayay Abiy maanu helin 68 sannadood”Madaxweynaha Soomaalida Ethiopia. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafa Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa ka siyaasada uu ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed kula dhaqmo gobolka Soomaalida

UAE Ambassador Abdullah Al-Naqb Visits Government-Funded Hargeisa Dialysis Center

Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-Ambassador Abdullah Al-Naqb, Director of the United Arab Emirates Trade Office in Somaliland, today visited the Hargeisa Dialysis Center and met with the Director of Hargeisa Hospital and his team. The Hargeisa Dialysis Center consists of

President of the Somali Regional State of Ethiopia speaks about the reasons behind the fighting between the government and the TPLF

Araweelo News Network. “I believe the TPLF was eliminated three years ago. But “Mustafa Mohamed Omar Djibouti (ANN)-The President of the Somali Regional State of Ethiopia, Mustafa Mohamed Omar, (aka Cagjar), and spoke about the root causes of the ongoing

Somaliland: Munaasibad Dhaqaale LooguYaboohay Dugsiga Caruurta Baahiyaha Gaarka Qaba

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad dhaqaalle loogu yaboohayay Iskuulka Caruurta baahiyaha gaarka ah qaba (Hargeisa Children Learining Center), ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Munaasibada oo ay ka qaybgaleen wasiiro ka socda xukuumadda, Maayarka Berbera iyo ashkhaas kale, waxa lagaga dhawaaqay lacago

Asbaabihii Madaxweyne Biixi U Cuskaday Inuu Soo Celiyo Xeerka Ururada Oo Loo Sharaxay Mudanayaasha

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland oo saaka waajahay jawi siyaasadeed oo kacsan iyo buuq sababay gacan ka hadal ay Boolisku u adeegsadeen tacshiirado rasaas ah, ayaa ku guuldaraystay xalka xeerka furashada ururada siyaasada iyo axsaabta qaranka. Fadhiga Gollaha

Somaliland Duufaankii Hafiyay Fadhiga Gollaha Rasaastii Booliska,Gacan Ka Hadalkii Iyo Goolaaftankii Madasha

Araweelo News Network. Hragyesa(ANN)-Xildhibaanada gollaha wakiillada Somaliland, ayaa saaka waajahay duufaan siyaasadeed, gacan ka hadal iyo goollaaftan hadheeyay fadhigii gollaha oo sababay in cutubyo ka tirsan ciidanka Boolisku guddaha u galaan. kaddibna rasaas u adeegsadaan. Duufaanka siyaasadeed, ayaa saaxada xalay

Guddoomye Faysal Oo Ku Hanjabay in Somaliland Go’aankeeda Dib Loogu Noqonayo Haddii Madaxweyne Biixi Sidan Dalku Kusii Wado

Araweelo News Network. “Madaxweyne ahaanmaysid Muusoow,,,,,,,” Faysal Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyayaasha labada Xisbi ee mucaaradka Somaliland, ayaa si weyn uga cadhooday hadalka Wasiirka warfaafinta, Saleebaan Cali Koore oo sheegay in xeerku furista Ururadu dhaqangal yahay xilli Axaddii xubno mudanayaal ah gollaha wakiillada ka

Somaliland: Labada Xisbi Mucaarad Oo Dhawaaqyo Hanjabaado Iyo Digniinno Ah U Diray Madaxweyne Biixi

Araweelo News Network. “Madaxweyne ahaanmaysid Muusoow,,,,,,,” Faysal Cali Wraabe Guddoomiyaha UCID. “Doodda waxaa ka dhalanay in Maadxweynaha Khiyaamo qaran lagu ooggo, “ Xirsi Cali Xaaji Xasan Guddoomiyaha WADDANI, Hargeysa(ANN)-Laba Xisbi ee mucaaradka Somaliland, ayaa si weyn uga cadhooday hadalka Wasiirka

Somaliland: Xukuumadda Oo Sheegtay In La Furay Ururada Siyaasada Xilli Muran Iyo Mugdi Ka Taagan Yahay Xeerka

Araweelo News Network. Mooshin Lagu Shraciyaynayo Xeerka Oo Gollaha Wakiillada Lasoo Hordhigay Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay in ay furista Ururada siyaasadu yihiin fasax, iyadoo gollaha wakiillada maanta oo Axad ah lasoo hordhigay mooshin ku saabsan xeerka ururada Siyaasada.

Somaliland: Horn Heritage Oo Hirgelinaysa Dugsiyo Lagu Barto Aasaarta Qadiimaga Ah

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Hay’adda magaceedu yahay  dhaxalka Geeska (Horn Heritage Organization), ayaa daah-furtay Matxafka foogaan -araga ee dhijitalka, kaas ujeeddadiisu tahay uruurinta iyo ilaalinta Aasaarta qadiimiga ah ee  dhaqanka, Xirfaddaha, kal-tiriska, iyo Tignoolajiyadda ay soo hindiseen umadda Geeska Afrika oo