Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

Midawga Afrika Oo Ajandayaal Xaasaasi Ah Lasoo Hordhigay

Qorshaha Isarel, Inqilaabka Kusoo Laabtay Qaarada Oo sabab looga dhigay Mudda Kordhinta iyo Qorshayaal kale Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Hoggaamiyayaasha Midawga Afrika, ayaa waajahaya dooddo xaasasi ah oo horyaala shirka ka furmay Magaalada Addis Ababa ee Caasinmadda dalka Ethiopia. Ajandayaasha

Somalia Oo Guuldaro Kasoo Waajahday Shirka Midawga Afrika

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Shirka Midawga Afrika oo ka socda caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa, ayaa loollan adag kaddib tartan loo galay xubinimada goollaha Amniga oo ka kooban 15 xubnood lagu kala guulaystay. Gollaha fulinta Midowga Afrika oo ay

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Soomaaliya Iyo Arrimaha Mandaqada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna tilmaamay mawqifka qadiyadda aqoonsiga Somaliland. Madaxweyne Biixi, ayaa sidoo kale ka hadlay waajibka ka saaran aqoonsiga Somaliland Ururka Midawga Afrika, isagoo xusuusiyay warbixinta

Dubai: Abiy talks with the UAE to replace shares in Berbera Port with Ethiopian investment in Zeila Port

Araweelo_News_Network. Dubia(ANN)-Ethiopian government is in talks with Somaliland and the United Arab Emirates for the transfer of its shares from Berbera to Zeila port. It is one of the main agenda of the Ethiopian Prime Minister’s visit to the UAE.

Rooble Oo Dalka Imaaraadka Kala Hadlay Dhoofka Xoollaha Iyo Arrimo Kale

Araweelo News Network. Dubai(ANN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka kulan kula yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta, isla markaana ah Ra’iisal Wasaaraha dalkaas Maxamed Bin Raashid Ala-Maktoum. Lama ogga ujeedada

Somaliland Democracy Stakeholders Discuss Elections

Araweelo News Network. ” It is critical that voter registration preparations, led by the National Electoral Commission, begin now so that they can be completed before the upcoming election dates ” Hargeisa(ANN)-The international community has issued a statement on the

British MP Rushanara Ali surprisingly and scientifically left a clear mark on Somaliland recognition

Araweelo News Network. “The British government did not say let Bangladesh talk to Pakistan, why Somaliland to talk Somalia? MP Rushanara Ali. During a debate led by Gavin Williamson in the British Parliament on 18 January 2022, Rushanara Ali, a

Somalia: Gollaha Wasiirrada Oo Ka Halday Xaaladda Doorashada Cabsida Bakaaraha Iyo Beledweyne

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Gollaha Wasiirrada dawladda federaalka ee Soomaaliya, ayaa lagaga hadlay xaaladda doorashada ee qasan, cabsida suuqa Bakaaraha ee soo waajahday ganacsatada iyo Ciidamadda loo daabulay Beledweyne. Shirka gollaha wasiirrada oo lagaga hadlay arrimaaha iyo kuwo kale, waxa guddoominayay

Siyaasi Reer Kenya Ah Oo Sheegay In La Gaadhay Xilligii Somaliland La Aqoonsan Lahaa

Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Siyaasi caan ka ah geyiga Soomaalida, isla markaana ka mid ah Siyaasiyiinta sida weyn uga dhex muuqday siyaasada dalka Kenya ee kasoo jeeda gobolka Woqooyi Bari, Ilyaas Barre Shiil, ayaa Somaliland ku tilmaamay badbaadada sumcada iyo

The UK Government recognise the importance of Somaliland

Araweelo News Network. The UK Government recognise the importance of Somaliland The UK Government recognise the importance of Somaliland, and we are willing to invest hundreds of millions of pounds there, because we realize that it opens up so much