Category: Somalia
Somalia: Ras’iisal Wasaare Xamse Oo Shaaciyay Liiska Wasiirrada Cusub Ee Xukuumadiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirrada ee xukuumadda cusub oo ka kooban 26 wasiir, kaddib, markii sida uu sheegay uu tashi la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoonka iyo
Hoggaamiyihii Al-Qaida Oo Maraykanku Sheegay In Lagu Khaarajiyay Afgaanistaan
Araweelo News Network. Washington(ANN)-Maraykanka ayaa sheegay in ay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaeda Ayman Al-Zawahri kadib weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka fuliyeen dalka Afganistaa. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden waxa uu qorsheynayaa in uu jeediyo khudbad ku saabsan hawlgalka lagu
Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ku Dhegga-barjoobay Dhismaha Dawladdiisa
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku jaah wareeray sidii uu dawlad usoo dhisi lahaa, tan iyo markii uu helay 25 Jun kalsoonida gollaha Shacabka, kadib markii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda magacaabay 15-kii Jun 2022.
Somaliland: Hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Caanka Ahaa Ee Somaliyeed, Qoraa Siciid Jaamac Xuseen Oo Lagu Soo Bandhigay Hargiesa Book Fair
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Bandhiga Buuggaagta ee Hargeisa Book Fair HBF, oo sannadkan markii shan iyo Tobnaad lagu qabtay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa lagu soo qaaday Halyaynimadii hibadii Iyo Halgankii Aqoonyahankii Soomaaliyeed ee Qoraaga Ahaa Siciid Jaamac Xuseen oo awoowgii
Somaliland: Xukuumadda Oo Xarunta BBC Albaabada U Laabay iyo Hawlwadeenadii Oo Xabsiga Loo Taxaabtay
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Xukuumadda Somaliland ayaa Albaabada u laabtay maanta xafiiskii BBC Media Action ee Magaaladda Hargeysa. Hawgal ay fuliyeen xafiiska ayaa sababta in Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga loogu taxaabay Shan Xubnood oo ka tirsanaa Xafiiska BBC
Somaliland: Munaasibadda Caalamiga Ah Ee HBF Iyo Khudbadii Xanbaarsanayd Ujeeddada Bandhiga Ee Prof Siciid Saalax
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Furitaanka Munaasibadda sannadlaha ah ee xarunta Dhaqanka Hargeysa oo ah mid sannad walba la qabato, waxay si weyn u iftiimisay qaabka ay qadiyada Somaliland uga iibiso calamka, iyadoo la marayo bandhiga Buuggaagta ee lagu soo bandhigo munaasibadda.
Somaliland: Hargiesa Book Fair Munaasibadda Caalamiga Ah Oo Noqotay Fariinta Xanbaarta Qadiyada Aqoonsiga
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibaddaa sannadlaha ah ee xarunta Dhaqanka Hargeysa oo ah mid sannad walba la qabato, ayaa sannadkan nqootay munaasibadii shan iyo tobnaad ee bandhiga Caalamiga ah ee Buuggaagta Hargeysa “Book Fair”, taas oo Sabtidii 23 July lagu qabatay
Somalia Oo Diyaarinay Guluf Dagaal
Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa isu diyaarinay guluf dagaal oo ay doonayso in ay ku hanato amniga iyo guud ahaan dhulka aan gacanta ugu jirin, sidaana waxa sheegay ra’iisal wasaaraha dhowaan uu magcaabay Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh
Asmara: Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xaqiijisay Nolosha Boqolaal Dhalinyaro Ah
Araweelo News Network. Asmara(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii saddexaad booqasho ku jooga dalka Eritrea, ayaa kormeeray ciidanka Badda ee Soomaaliya loogu tababarayo dalkaa. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ku tegey xerada tababarku uga socdo dhalinyada loo carbinayo
The Somaliland Frankincense and the women called Anjanette DeCarlo affair
What was The secret agenda that Doterra gave the aid money to Anjanette DeCarlo ? Araweelo News Network. Firstly, No one is allowed to be oppressed or mistreated, whether it’s Barkhad or someone else, but the important thing to know