Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

William Ruto’s Kenyan election victory has created controversy, violence and celebrations

Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-William Ruto, who was the former Vice President of the outgoing President, was announced as the winner of the presidential election in Kenya amid dramatic scenes of violence and celebrations. As a result of the delayed election,

Kenya: Odinga Iyo Ruto Oo Looga Yeedhay Kaniisada Iyo Cabsida Ku Xeeran Natiijada Doorashada

Su’aalaha Aanay Jaaabta U Hayn Kenyaanku Ee Werwerka Sii Kordhinaya Araweelo News Network. Nairobi (ANN)-Loolanka adag doorashada Salaasadii ka dhacaday dalka Kenya ayaa noqotay mid natiijadeedu weli laalan tahay, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo saamaynta natiiijooyinka isku dhow

Somaliland: Maraykanka Oo Kulan La Yeeshay Madaxweyne Biixi, Maxay Kala Hadleen

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Maraykanka oo isugu jira diblamaasiyiin, saraakiil ciidan iyo Hay’adda Cilmibaadhista ee (Heritage Foundation) oo safar shaqo maalmihii u danbeeyey ku

Kenya Natiijadda Hordhaca Ah Ee Loolanka Doorashooyinka Cabsidu Hadhaysay

Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-Shacabka Kenya ayaa Arbacadii sugayay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka kaddib markii ay si nabad ah u dhacday, marka laga reebo meelaha qaar rabshado ka dhacay iyo weliba wax isadaba marin laga soo sheegay. Tirooyinka ilaa hadda

Somalia: Sheekh Muqtaar Roobow Oo Xilka La Wareegay

Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Cabdullaahi Maxamed Nuur. Ra’iisal Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasiirkii

Somalia: Maxay Ka Wadahadleen James Swan Iyo Ra’iisal Wasaare Barre

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan. Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha

Somaliland Mucaaraadka Oo Cayimay Muddaharaadka Xukuumaddu Ka Digtay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI, ayaa cayimay maalinta ay u asteeyeen muddaharaadka ay hore ugu baaqeen oo ay si dhab ah maanta u shaaciyeen maalinta loo asteeyay, wallow xukuumadda Somaliland marar baddan ka digtay, iyadoo

Ali_Muse: Veteran Somali international journalist, passed away in Italy

Araweelo News Network. Roma (ANN)-Veteran Somali journalist Ali Musa passed away last night at his residence in Italy, as confirmed by his family. Hassan Barise, who has known him for a long time, said that he got to know Ali

Khatarta Khiyaamooyinka Fiisayaasha Ee Ka Ganacsiga Dadka Ka Taxadir

Qiimaha Xubnaha Aadamaha Suuqa Madaw Ee Bariga Dhexe Oo Kordhay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dalalka Khaliijka ayaa noqday kuwa ugu baddan ee ka ganacsiga dadka looga qaado Bariga Afrika, iyadoo lagu khiyaameeyo dadkaa oo u baddan dhalinyaro hablo iyo wiilal in

Somalia has named a New Cabinet former Al-Shabaab leader as a Minister

Araweelo News Network. Mogadishu (ANN)-Somalia has named a New Cabinet former Al-Shabaab leader as a minister, Mukhtar Robow code name (Abu Mansur). He was one of the founders of Al-Shabaab, and was the spokesman for the group for a long