Category: Somalia
Ethiopia: Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Garoonka Diyaaraddaha Ee Jigjiga
Dadka Dhintay Waxa Ka Mid Ah Gabadh Xildhibaan Ah Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dad rakaab ah oo ku sugnaa Madaarka Magaaladda Jigjiga (Jijiga Garad Wilwal Airport) ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, ayaa lagu furay tacshiirado rasaas ah, taas oo sababtay in qalalaase
Sidee Ayuu Uga Badbaaday Xasuuqii Garabcase Ee Lagu Khaarajiyay Saaxiibadii Halyeeyada Ahaa Ee Safka Hore Ee Dagaalkii 77 Ethiopia iyo Soomalia
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977 dhemxaray Somalia iyo Ethiopia, ayaa ka warbixiyay qaabka uu uga badbaaday dhacdadii waxashnimada ahayd ee Halyeeyadii lagu xasuuqay deegaanka
Puntland: Daad Qaaday Magaalada Qardho
Araweelo News Network. Qardho(ANN)- Magaalada Qardho oo ka tirsan Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa roobab xooggan oo ilaa xalay galab ka da’ayay magaalada iyo nawaaxigeedu sababeen khasaare ballaadhan, kaddib markii daad kasoo rogmaday roobka kala go’doomiyay magaalada. Maamulka Puntland
Ethiopia: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Maqaam Hoose Lagu Qaabilay Iyo Dareenka Ka Dhashay
Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay Magaaladda Caasimadda Ethiopia ee Addis Ababa. Socdaalkiisa Addis Ababa, ayaa lagu macneeyay mid uu kaga qaybgelayo shirka Madasha Sare ee
Somalia:Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Heshiis La Saxeexday Haweenayda Holland Ee Madaxda U Ah Qowmu-Luudka
Araweelo News Network Shacabka soomaaliyeed ayaa si aad ah u buunbuunin jiray iskuulka Abaarso iyagoo ku eedayn jiray eedaymo aan wax caddayn ah loo hayn, taasi oo ah in iskuulkaasi faafiyo dhaqamada liwaadka ( khaniisnimada). Iskuulka abaarso ayaa ku yaalla
Somalia: Madaxweyne Xasan Oo Kampala U Doontay Taageero Millateri Xilli Al-shabaab Ugaadhsanay Saraakiisha Amniga
Araweelo News Network. Kampala (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gordhow gaadhay magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Ugandha. Sida ay shaacisay Villa Somalia, wuxuu Madaxweyne Xasan Sheekh ka qaybgelayaa munaasibad ballaadhan oo ka
Somaliland: “We need Must Establish a Highly Government Organization That Work In The Public Diplomacy “
Somaliland Public Diplomacy Forum (SPDF). Araweelo News Network. What’s the public Diplomacy? Public diplomacy is the state’s strategy to communicate directly to the foreign public. It can take the form of press conference and policymakers statements. But it’s a professional
Al-shabaab Oo Galaalaftay Xarunta Maamulka Hirshabeelle Oo Qaraxyo Xidhiidha Ah Lala Beegsaday
Araweelo News Network. Masuuliyiinta Ku Nafwaayay Qaraxyada Iyo Al-shabaab oo Ka Hadashay Khasaaraha Beledweyn (ANN)-Qaraxyo waaweyn, ayaa si xidhiidh ah uga dhacay saacadihii u danbeeyay Magaalada Beledweyn ee gobolka Hirshabeelle ee Soomaaliya, waxaana la xaqiijiyay in ay dadka dhintay ku
Somalia Iyo Ethiopia Maxaa Kasoo Baxay Kulamadii Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan laba maalmood qaatay kula lahaa Addis Ababa ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka Ethiopia, Abiy Axmed, ayaa ka hadlay waxyaabaha ay kulankaa kaga wadahadleen. Qoraal kasoo baxay kulanka kaddib dhinaca
Can The Republic Of Somaliland Obtain An International Diplomatic Recognition Whilst It’s Relaying On Foreign Aids?
Araweelo News Network. Can The Republic Of Somaliland Obtain An International Diplomatic Recognition Whilst It’s Relaying On Foreign Aids? The republic of Somaliland has been chasing to obtain an official international diplomatic recognition from the world but it never achieved