Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

LasAnod: The War continued on the second Day of the ceasefire, and a press release issued by the Somaliland government

#Araweelo_News_Network. Lasanod(ANN)- The ceasefire announced by the Somaliland government and the warring parties in the city of Lasanod, where the militias are fighting the Somaliland national army, has weakened. According to Araweelo News Network, reports from the Sool regional center, 

Somaliland: Xukuumadda Iyo Ururrada Siyaasadda Oo Ku Heshiiyay Xoojinta Baaqa Xabad Joojinta, Gurmadka Dadka Sool Iyo Qodobo La Xidhiidha Doorashada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay qodobo la xidhiidha arrimaha la doonayo in lagu xoojiyo xabad joojinta Laascaanood ee wiiqantay iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka. Kulankii labaad ee ay yeesheen Xukuumadda

Laascaanood: Xabad Joojinta Wiiqantay Jawaabta Xukuumadda Somaliland Iyo Garaadada

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Xabad joojinta lagu dhawaaqay ee Xukuumadda Somaliland iyo dhinacyada kasoo horjeeda ee Magaalada Laascaanood, ayaa wiiqantay, kaddib markii maanta barqadii sida ay warar ka imanaya xarunta gobolka Sool sheegayaan uu dagaalku dib u  bilaabmay. Saaka barqadii ayaa laga maqlay

“Somaliland’s forces are capable of defending their country; the attacking groups Linked Al-Shabab are hiding in the Lasanod.” @DrEssaKayd , Minister of Foreign Affairs

 “There is no reason for the government to destroy the basic services that it has built for its people.”@DrEssaKayd #Araweelo_News_Network Hargeisa(ANN)-The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Republic of Somaliland, Dr. Issa Kayd, denied that the National

Laascaanood:  Xaaladda Dagaalka Sii Kululaanaya Ee Magaalada Iyo Garaad Jaamac Oo Ka Jawaabay Baaqa Nabadeed Ee Maxaxweynaha Somaliland

#Araweelo_ News_ Network.   Laascaanood(ANN)-Dagaalka, ayaa galay maalintii saddexaad, iyadoo uu jiro khasaare baahsan oo dhimasho iyo dhaawac, wallow ay adagtahay in la suggo tirada dhabta ah ee khasaaraha, wuxuuna dib uga bilaabmay saaka dagaalku duleedka Magaalada ee mid ka

Lasanod: The Somaliland government said the war was captured by Puntland administration prisoners and terrorist groups

#Ataweelo_News_Network.     LasAnod(ANN)- The situation in the city of LasAnod, the capital of Sool region, has turned into a war zone, after the war started yesterday. This war started when they released a statement from the Alders who had

Somaliland: Xukuumadda Oo Bayaan Kasoo Saartay Qorshaheeda Ku Waajahan Laascaanood Iyo Dagaalka Ka Bilaabmay

“Shacabka iyo Beesha Caalamkaba waxa lagu  war-gelinayaa inuu Qaranka Somaliland dagaal kula jiro kooxo argagixiso caalami ah” Bayaanka Xukuumadda. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo galabta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada, ayaa laga soo saaray

Somaliland: Dagaalka Ka Bilaabmay Laascaanood Iyo Xaaladdii Ugu Danbeeyay iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay

“#Baaqa #Garaaddada waxa Loogu #Walqalay Xabadda iyo #Dagaalka Ka Dhacday #Laascaanood” Wasiir Maxamed #Kaahin #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Xaaladda Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa isku beddeshay goob dagaal, kaddib markii saaka Waaberigii uu ka bilaabmay dagaal. Dagaalka ayaa bilaabmay markii uu

Congresswoman Ilhan Omar was removed from the influential Foreign Affairs Committee

Ilhan Omar is saddened by the removal of the member of the Congress Committee, see crocodile tears #Araweelo _News _Network. Washington(ANN)-MP Ilhan Omar was removed from the influential Foreign Affairs Committee. after it was seen that it interfered with political

Las Anod, Somaliland, must remain committed to the peace process.IGAD commends the mediating efforts of President Guelleh

#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)- The IGAD Regional Organization spoke about their position on the Las Anod crisis in Somaliland, which they said needs more attention as Somaliland enjoys stability and security. A statement issued by the IGAD leaders and published on the