Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

DP World Oo Dekedda Berbera Kusoo Kordhisay Xarun Cusub Oo Saliidda Cuntada Ah

#Araweelo_News_Network.       Xaruntan cusub iwaxay noqonaysa mid wax ka beddesha Geeska Afrika, iyadoo yareynaysa kharashaadka saadka ee badeecada muhiimka ah sidoo kale waxaya buuridoontaa shaqooyin wadanka gudihisa Wajigahore ee xarunta ayaa si mudodheer ah looga kireeyeyganacsi weyn  

The international community is focusing on the fight against Al-Shabaab and the ongoing conflict in the city of Las Anod in Somaliland

Dr. Annette Weber, EU Special Representative for the Horn of Africa, at the UN Security Council Private Meeting on Somalia, Image Araweelo News Network, 27 March 2023. New York, “I urge the parties to reinstate the cease-fire and engage in

Laascaanood: Dagaalkii U Danbeeyay Ee Samriye Oo Isu Beddelay Siiga Dheere Muuqaalka Diyaaraddu Duubtay

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool  Axaddii 26 March 2023, ayaa si cad u muujiyay guusha iyo guuldarada labada dhinac. Dagaalka oo huwanta dagaalka kula jirta Ciidamadda Qaranka Somaliland waxay ka hor ina

Somaliland: Madaxweyne Oo Booqday Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Iyo Farriinta Loo Diray Ciiddamada Kala Duwan

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si lama filaan ah u booqday maanta Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Magaalada Hargeysa. Wasiirka Gashaandhiga, Cabdiqani Maxamuud Caateeye,oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Qaranka, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil

LasAnod: The tribal style of organized war has become gunpowder, which easily destroys peace in the Horn region and even East Africa

#Araweelo_News_Network. Las Anod(ANN)-The government of the Republic of Somaliland has spoken about an attack, as it said on Sunday morning, on the siege of the Somaliland National Army base on the outskirts of the town of Las Anod. A press

#Somaliland : Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerar Lgu Qaaday Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Ee Laascaanood

  Afartii Maalmood Ee U Danbeeyay Malaydhiyaadka Ayaa  Ku Qulqulaya  Laascaanood #Araweelo_News_Network.     Hargyesa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay weerar sida ay sheegttay saaka barqadii lagu qaaday fadhisimada Taliska ciidanka Qaranka Somaliland ee duleedka Laascaanood. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda

Laascaanood: Dedaalo La Doonayo Lagu Dhammeeyo Collaada Laascaanood Oo Garoowe Soo Gaadhay

#Araweelo_News_network. Garoowe (ANN)-Dedaalo la doonayo in nabad lagaga dhaliyo collaada Laascaanood, ayaa kasoo boqoolay Magaalooyinka Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo soo gaadhay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliya. Koox Malaaqyo, Uguusyo, Salaadiin, iyo Oday dhaqameed ah oo kasoo boqoolay Magaalada

Kenya economic crisis

Thousands of Kenyans have cried foul about the financial crisis #Araweelo_News_Network. Hempstone Monari’s taxi business had just been launched when his future slipped away and a Kenyan bank auctioned off his car for non-payment of a $9,900 loan. “They took

Somaliland: Maxaabiista Lagu Qabtay Dagaalka Laascaanood Oo Ka Hadlay Qaabka Loola Dhaqmay

#Araweelo_News_Network.     Burco (ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa xaaladda maxaabiista lagu qabtay dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Laascaanood la wadaagtay warbaainta. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Maxamed Cabdullaahi Nafaqo, ayaa maanta booqday maxaabiis dhowaan lagu soo qabtay dagaalka Laascaanood oo ku

Somaliland: House of Representatives Committee to Investigate Solutions to Las Anod War Proposes to Constitution amendment

  #Araweelo_News_Network Hargeisa(ANN)-A committee that the Somaliland representative council recently put into the situation of the LasAnod war and the issues of the political conflict in Somaliland’s delayed elections, in which the opposition parties and the government are in dispute,