Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1379 Posts

Somaliland: Guddoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiga WADDANI Ee Doorashada Iyo Dagaalka Laascaanood

#Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooda ee arrimaha doorashooyinka murrankoodu soo laabtay, wuxuuna sheegay in Xisbi ahaan aannay ka hodhayn doorashada oo ay sugayaan jawaabta Maxkamadda Sarre. Sidoo kale, Guddoomiye

Somaliland: Xilliga La Qorsheeyay Doorashada Oo Madaxweyne Biixi Shaaciyay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in loo diyaargaroobo doorashada wixii ka danbeeya bisha July 2023. Madaxweyne Biixi, wuxuu arrintaa ka sheegay mar uu dhagax-dhigay dhismaha Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa Sabtidii, isagoo ka hadlay dhibaatooyinka murranka

Dabka Galaalafay Suuqa Ugu Weyn Ee Jigjiga Oo Dhaliyay Dareen Shaki Gelinaya Xidhiidhka Ka Dhexeeya Gubashada Suuqyada Ganacsiga Soomaalida

#Araweelo_ News_Network.   Jigjiga(ANN)-Suuqa ugu weynaa ganasiga Magaaladda Jigjiga ee xarunta is maamulka Soomaalida Ethiopia ee loo yaqaanay Taiwan oo xalay saqadii dhexe ku shuf-beelay dab xooggan oo kacay ayaa ugu damnbayntii maanta lagu guulaystay in la bakhtiiyo. Dabka, ayaa

Guddoomiye Cali Xaamuud Oo Maxkamadda Sarre Digniin U Diray

Guddida Doorashooyinka Oo Huriyay Khilaafka Garsoorka Iyo Sharcidejinta Ee Doorashooyinka #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa si addag uga hadlay fasiraad guddida doorashooyinka qaranku u gudbiyeen Maxkamadda Sarre oo la xidhiidha arrimaha khilaafka doorashooyinka. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kiciyay Duufaan Siyaasadeed Iyo Khilaaf Huursanaa Oo Galaafankara

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa muujiyay walaac la xidhiidha khilaafka iyo murranka Doorashooyinka ee soo jiitamay, taas oo ay ku muujiyeen dalab ay u gudbiyeen Maxakamadda Sarre. Khilaafka doorashooyinka ee soo jiitamayay dhawrkii sannadood ee u danbeeyay markii laga

The Ministry of Defense of Somaliland presented a difficult situation in Las Anod

#Araweelo_News_Network.   Hargeisa(ANN)- The Ministry of Defense of Somaliland presented a difficult situation in the city of Las Anod, where since the beginning of this year 2023, there has been a conflict that has caused a war between the Somaliland

Sir Williamson A British MP’s mission Bill to recognize Somaliland from Somalia

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)-The lives of millions of people could be transformed overnight if the UK Government recognises Somaliland as an independent nation, Sir Gavin Williamson has said. The Tory former cabinet minister will seek to table his Republic of Somaliland

Dalalka Eritrea iyo Ethiopia,Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Dhexmaro

Ra’iisal Wasaare Abiy Oo Guuldaro Kala Soo Laabtay Midawga Yurub   #Araweelo_News_Network.     Brussels (ANN)- Dalalka Eritrea iyo Ethiopia, ayaa la filayaa inuu dhexmaro dagaal qadhaadh, taas soo ifbaxday kaddib booqashadii Ra’iisal wassaaraha Ethiopia Abiy Axmed dhowaan safar ku

Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Cuntooyin Iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka ayaa lagu wadaa in bishan July  ay ku dhawaaqdo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO),  khatarta caafimaad ee ka dhalata, sida laga soo xigtay ilo oo aqoon u

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Cabdirisaaq Khaliif Iyo Xaalladda Collaadda Laascaanood

Guddoomiye Xisri Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan   #Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa markii u horraysay si dhab ah uga hadlay mawqifkooda ku waajahan is casilaadda Guddoomiyihii Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif iyo guud ahaan xaalladda