Category: Somalia
Guddoomiye Faysal Oo Ka Hadlay Xaalladda Dalka Iyo Mawqifkooda Doorashada Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyay iyo mawqifka xisbi ahaan ay ka taagan yihiin go’aanka guddida doorashooyinku shaaciyeen maalmihii lasoo dhaafay ee qaabka ay doorashooyinku u
#Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi Guushii Iyo Guuldaradii Guddoomiye Faratoon
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka jawaabay guusha guddoomiyaha cusub ee gollaha wakiillada loo doortay 23 July 2023, Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon iyo guuldaradii uu la kulmay tartankii hore, maadaama uu Siyaasiga Maxamuud Xaashi xilligaa dhisayay
Bandhiga #HIBF Oo Maalintii Labaad Lagu Soo Bandhigay Taariikhda Iyo Raadadka Saylac
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa #HIBF oo maalintii labaad ka socota Hargeysa ayaa lagu marti qaaday Dr. Jaamac Muuse Jaamac, Aqoonyahan Cabdiqani Iid Cilmi, Michael Walls, Drs. Aamina-bahja Iyo Cabdifataax Maxamed, kuwaas oo ka waramay taariikhda qadiimiga
#Somaliland: Qaabkii Loo Doortay Guddoomiyaha Gollaha Wakiiladda
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilladda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa saaka loo doortay inuu noqdo guddoomiya hoggaaminaya gollaha. Doorashada oo ahayd tartan addag ayuu xildhibaan Yaasiin Xiir oo ah guddoomiye ku xigeenka Urur Siyaasadeedka KAAH kaga guulaysatay xildhibaan Maxamed Khadar
#Somaliland: Faratoon Oo Si Xaraga Ah Ku Guulaystay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa loo doortay Xildhibaan Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), wuxuuna ku guulaystay aqlabiyad weyn. Tartanka loogu loollamayay guddoomiyaha gollaha Wakiillada, waxa hore uga hadhay saacadihii lasoo dhaafay Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil oo kasoo jeeda deegaanka Awdal,
Xildhibaan Cali Xaamud Oo Iskaga Hadhay Tartanka Guddoomiyaha
Xildhibaan Cali Xaamud Oo Iskaga Hadhay Tartanka Iyo Dareenkiisa Weedhaha Dhiilada Xanbaarsan #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha Wakiillada Somaliland, Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil maalmihii u danbeeyay haystay saaxadda siyaasadda, kaddib markii uu sheegay inuu yahay murrashax doonaya
#Somaliland: Furitaanka Bandhiga Carwadii 16aad Ee Hargeisa International Book Fair
#Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)-Munaasibadda bandhiga Buugaagta ee Carwadii 16aad ee (Hargeisa International Boof Fair), ayaa maanta ka furantay Magaalada Hargeysa, taas oo sannad walba la qabto, isla markaana si weyn loo abaabulay sannadkan 2023. Carwada Bandhigga Buugaagta Hargeysa, ayaa ah
#Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Mawqifkiisa Ku Simaya Natiijadda Kursiga Shirgudoonka Iyo Guddoomiye Cali Xaamud Oo Ka Hadlay Loollanka
“Illaahaw Aan Waaga Waraabe Cunnin” >Xildhibaan Aamina Fariido Miyay Ku Jirtaa Loollanka Shirguddoonka? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Loollanka loogu jiro kursiga shirgudoonka gollaha wakiillada ayaa si weyn xamaasadeeyay saaxadda siyaasadda Somaliland saacadihii u danbeeyay, kulamo goos goos ah oo la xidhiidha
Somalia: Maxkamad Lasoo Taagay Masuuliyiin Musuq-maasuq Loo Haysto
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa dhegeystay dacwaddo la xidhiidha masuulyiin lagu eeddeeyay musuq-maasuq, iyadoo maxkamaddu maanta bilawday maxkamadaynta qaar ka mid ah saraakiil hoose oo u shaqaysa laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee dawladda federaalka, kuwaas oo loo xidhay
The International Community of Partners in Somaliland spoke about the decision of the National Electoral Commission
“We now encourage all stakeholders to move forward with political consensus as the foundation for stability.” said the Statement. #Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN) The International Partners in Somaliland who support the democratic process and elections have discussed the decision of the