Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1392 Posts

#Laascaanood: Dagaal Khasaare Dhaliyay Iyo Xukuuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Dagaal khasaare dhaliyay, ayaa Salaasadii maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo dhawrkii bilood ee u danbeeyay tan iyo bilawgii sannadka marar baddan dagaalo ku dhexmarayeen Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Cusub Ee KULMIYE Maxamed Kaahin Oo Wax Baddan Kaga Hadlay Sagootigii Gollaha Dhexe Ee Xisbiga

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Guddoomiyaha Cusub Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ah wasiirka arrimaha Guddaha Jamhuuriyadda Somaliland ee lagu doortay shirka gollaha dhexe ee Xisbiga KUMIYE uga socday labadii maalmood ee u danbeeyay 20-21 August2023, Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, ayaa khudbad

Maayar Mooge Oo Iska Fogeeyay Shirkii KULMIYE Laga Xaadiriyay Iyo Xisbiga Oo Si Cadho Ah Uga Jawaabay

#Araweelo_News_Network.   Burco (ANN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge oo magaciisa laga xaadiriyay shirkii gollaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, balse aan ka xaadirin, ayaa ka hadlay sababta aannu shirkaa uga qaybgelin in inuu si hoose ugu biiray xisbigaa. Maayar Mooge

Siyaasi Ka Baxay KULMIYE Oo Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Inuu Mar Kale Isu Taago Doorashada

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Awdal ee xukuumaddii Axmed Siilaanyo ayaa iskaga baxay Xisbiga KULMIYE, isagoo sheegay inuu shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer oo lasoo gebagebeeyay Isniintii 21

Gunnaanadka Shirkii KULMIYE Iyo Doorashadda Hoggaanka Cusub

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa lasoo gebagebeeyay Isniintii maanta. Shirka ayaa lagu doortay Guddoomiye Cusub oo loo doortay Muj. Maxamed Kaahin Axmed, oo xilligan ah wasiirka

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Muxuu Ka Yidhi, Amniga, Siyaasadda Arrimaha Dibadda, Dhaqaalaha Iyo Mustaqbalka KULMIYE

“Amniga iyo Difaacu waa tiirarka Birta ah ee dalku ku dhisan yahay”Madaxweyne Biixi     #Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga KULMIYE  ee muxaafidka, ayaa tilmaamay in Amniga iyo Difaacu yihiin tiirarka dalku ku

Madaxweyne Biixi iyo Furitaankii Shirka 8aad Ee Gollaha Dhexe KULMIYE

#Araweelo_News_Network.   Muuqaalkan Live uga Daawo Toos Furitaanka Shirka Gollaha Dhexe ee KULMIYE iyo Khudbadii Maxadaxweyne Biixi Ka Jeediyay.     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News Network.

Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco

#Araweelo_News_Network.   Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by  Araweelo News Network. Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us and Like on

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Burco Kula Kulmay Arrin Murraga Ah

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo iyo Jimcihii ku sugnaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa la kulmay arrin murrugo ah. Madaxweyne iyo masuuliyiinta la sicota oo maalinta beri ka qaybgelaya shirka gollaha dhexe ee xisbiga KULMIYE,

The Somaliland Government and the cultural Leaders of Las Anod have spoken in different ways about the death of poet Jama Kediye.

#Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The government of the Republic of Somaliland has expressed sadness over the death of the great Somali poet Jama Kediye after it was confirmed last night that he passed away in Las Anod, the capital of the Sool