Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1369 Posts

Siyaasi Ka Baxay KULMIYE Oo Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Inuu Mar Kale Isu Taago Doorashada

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Badhasaabkii hore ee Gobolka Awdal ee xukuumaddii Axmed Siilaanyo ayaa iskaga baxay Xisbiga KULMIYE, isagoo sheegay inuu shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer oo lasoo gebagebeeyay Isniintii 21

Gunnaanadka Shirkii KULMIYE Iyo Doorashadda Hoggaanka Cusub

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Shirkii Gollaha dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE uga socday Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa lasoo gebagebeeyay Isniintii maanta. Shirka ayaa lagu doortay Guddoomiye Cusub oo loo doortay Muj. Maxamed Kaahin Axmed, oo xilligan ah wasiirka

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Muxuu Ka Yidhi, Amniga, Siyaasadda Arrimaha Dibadda, Dhaqaalaha Iyo Mustaqbalka KULMIYE

“Amniga iyo Difaacu waa tiirarka Birta ah ee dalku ku dhisan yahay”Madaxweyne Biixi     #Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga KULMIYE  ee muxaafidka, ayaa tilmaamay in Amniga iyo Difaacu yihiin tiirarka dalku ku

Madaxweyne Biixi iyo Furitaankii Shirka 8aad Ee Gollaha Dhexe KULMIYE

#Araweelo_News_Network.   Muuqaalkan Live uga Daawo Toos Furitaanka Shirka Gollaha Dhexe ee KULMIYE iyo Khudbadii Maxadaxweyne Biixi Ka Jeediyay.     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by Araweelo News Network.

Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco

#Araweelo_News_Network.   Shirka Gollaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Furmay Magaalada Burco     Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network. Published by  Araweelo News Network. Follow us on Twitter@Araweelonews Follow us and Like on

#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Burco Kula Kulmay Arrin Murraga Ah

#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo iyo Jimcihii ku sugnaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa la kulmay arrin murrugo ah. Madaxweyne iyo masuuliyiinta la sicota oo maalinta beri ka qaybgelaya shirka gollaha dhexe ee xisbiga KULMIYE,

The Somaliland Government and the cultural Leaders of Las Anod have spoken in different ways about the death of poet Jama Kediye.

#Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The government of the Republic of Somaliland has expressed sadness over the death of the great Somali poet Jama Kediye after it was confirmed last night that he passed away in Las Anod, the capital of the Sool

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Qaabka Uu Doonayo In Lagu Xaliyo Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in aan la dafiri karin khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, balse wuxuu xusay in aannay khilaafaadku noqon kuwa qaranka ka leexiya jidkii iyo qorshihii horumarkii ay ku soconay. “Khilaafaadka

Trafigura: Investments in Somaliland and the Ivory Coast scandals that are affecting the company

The president of Somaliland inaugurated the expansion of oil tanks with the investment of Trafigura   #Araweelo_News_Network. Berbera(ANN)- The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Muse Behi Abdi, has today officially launched a project to expand the fuel

#Laascaanood: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Khasaare Sababay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo sababay khasaare. Warsaxaafeed kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Somaliland, ayaa sheegtay in kooxaha huwanta ee Aragagixisada iyo maamulka Puntland weerar kusoo qaadeen