Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1392 Posts

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Soo Saaray Wareegto Magcaabis Ah

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi soo saaray wareegto uu ku magacaabay Xubnaha cusub ee Kommishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland.   Wareegtada Madaxweyne Biixi soo saaray maanta oo ku taariikhaysan 19 Sep 2023, nuqul ka mid ah

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Maalin Iyo Habeen Ka Dib Ka Hadlay Masiibada Suuqa Wajaale

Gubashada Suuqyada Ganacsiga Ee Soomaalida Oo Dhaliyay Su’aalo Iyo Madaxweyne Biixi Oo  Amray In Baadhis Lagu Sameeyo Gubashada Suuqa Wajaale #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay masiibadii dabka galaaftay inta baddan Suuqa Ganacsiga ee Wajaale habeenimadii

#Somaliland: Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Oo Faxas Doodi Ka Dhalatay Geliyay Mudanayaasha

#Araweelo_News_Network. “Haddii ay guurtidu 45 maalmood oo nasasho ah ka doorteen xaaladda dalku marayo waxa dhaanta inay iska casilaan xilka” Aqoonyahan Saciid Shukri Hargyesa(ANN)- Guddoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha Gollaha ku wargeliyey inay galaan fasax bil iyo

#Somaliland has strongly #condemned the #Somali Federal #Parliamentarians and other Government #Officials for their visit to #Las Anod

#Araweelo_News_Network. Hargeisa(ANN)-The Government of the Republic of Somaliland strongly condemns Somalia MPs and Puntland officials for their aggression and flagrant violations of Somaliland’s Territorial Borders. The Somaliland Government is also deeply concerned about AlShabaab’s presence in Las Anod. “The Government

#Somalia: Daah-furka Diiwaangelinta Iyo Waraaqaha Aqoonsiga

#Araweelo_News_Network.   Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay innay diyaarinay waraaqaha Aqoonsiga Muwaadinka, taas oo wax weyn ka taray arrimaha amniga dawladnimada iyo dimuqraadiyadda. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaadhan oo la xidhiidha

#Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Booqashada Wefdiga Somalia Ee Laascaanood Waxba Ka Beddelayn Xuduuddaha

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay masuuliyiin ka socda dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo booqasho ku yimi Magaalada  Laascaacood ee xarunta gobolka Sool.   Wefdiga oo isugu jira xildhibaano ka socday labada golle

Mogadishu: Establishment of the Fund for Peace and Stability in Somalia

#Araweelo_News_Network.   PRESS RELEASE FOR IMMEDIATE CIRCULATION Mogadishu, Somalia (ANN)-, September 13th, 2023 — Today, the Government of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre, and the Government of the Republic of Italy, led

#Somaliland: Dablayda Gacan-Libaax Oo Wareejiyay Gaadhigii Ay Ka Dhaceen Dhoqoshay

#Araweelo_News_Network.   Burco(ANN)-Dablayda gacanta ku haysay gaadhigii ay ka dhaceen shalay duleedka degmada Dhoqoshay ee ay lahayd wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta lagu wareejiyay Odayaasha iyo Salaadiinta Beesha Habarjeclo, kaddib markii Guddida Beelaha Garxajis ay ku qanciyeen dablayda in gaadhigaa

“Somalia has been in one form of civil war or another for about 30 years,” James Barnett

  #Araweelo_News_Network. “This is a war between the Somaliland government and these militias, but it’s much more than that too.” Las Anod (ANN)-Somalia has been in one form of civil war or another for about 30 years,” James Barnett tells

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Ayaa Ku Eedaysan Wixii Ku Dhacay Qaranka Baadhisteedana Guddi Madaxbanaan Ayaa Looga Fadhiyaa” Xisbiga WADDANI

#Araweelo_News_Network.   “Bannaanbaxyo iyo Dumar Shaashaddaha Ka Hanjabaa Wixii Dhacay Maydhimaayaan” Xisbiga WADDANI Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ku eeddeeyay Madaxweyne Biixi inuu adhaxda ka jebiyay ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana sabab u ahaa wixii dhacay, sidaa awgeed loo baahanyahay