Category: Somalia
#Somaliland has strongly #condemned the #Somali Federal #Parliamentarians and other Government #Officials for their visit to #Las Anod
#Araweelo_News_Network. Hargeisa(ANN)-The Government of the Republic of Somaliland strongly condemns Somalia MPs and Puntland officials for their aggression and flagrant violations of Somaliland’s Territorial Borders. The Somaliland Government is also deeply concerned about AlShabaab’s presence in Las Anod. “The Government
#Somalia: Daah-furka Diiwaangelinta Iyo Waraaqaha Aqoonsiga
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay innay diyaarinay waraaqaha Aqoonsiga Muwaadinka, taas oo wax weyn ka taray arrimaha amniga dawladnimada iyo dimuqraadiyadda. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku daah-furay munaasabad ballaadhan oo la xidhiidha
#Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Booqashada Wefdiga Somalia Ee Laascaanood Waxba Ka Beddelayn Xuduuddaha
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay masuuliyiin ka socda dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo booqasho ku yimi Magaalada Laascaacood ee xarunta gobolka Sool. Wefdiga oo isugu jira xildhibaano ka socday labada golle
Mogadishu: Establishment of the Fund for Peace and Stability in Somalia
#Araweelo_News_Network. PRESS RELEASE FOR IMMEDIATE CIRCULATION Mogadishu, Somalia (ANN)-, September 13th, 2023 — Today, the Government of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre, and the Government of the Republic of Italy, led
#Somaliland: Dablayda Gacan-Libaax Oo Wareejiyay Gaadhigii Ay Ka Dhaceen Dhoqoshay
#Araweelo_News_Network. Burco(ANN)-Dablayda gacanta ku haysay gaadhigii ay ka dhaceen shalay duleedka degmada Dhoqoshay ee ay lahayd wasaaradda Biyaha Somaliland, ayaa maanta lagu wareejiyay Odayaasha iyo Salaadiinta Beesha Habarjeclo, kaddib markii Guddida Beelaha Garxajis ay ku qanciyeen dablayda in gaadhigaa
“Somalia has been in one form of civil war or another for about 30 years,” James Barnett
#Araweelo_News_Network. “This is a war between the Somaliland government and these militias, but it’s much more than that too.” Las Anod (ANN)-Somalia has been in one form of civil war or another for about 30 years,” James Barnett tells
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Ayaa Ku Eedaysan Wixii Ku Dhacay Qaranka Baadhisteedana Guddi Madaxbanaan Ayaa Looga Fadhiyaa” Xisbiga WADDANI
#Araweelo_News_Network. “Bannaanbaxyo iyo Dumar Shaashaddaha Ka Hanjabaa Wixii Dhacay Maydhimaayaan” Xisbiga WADDANI Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ku eeddeeyay Madaxweyne Biixi inuu adhaxda ka jebiyay ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana sabab u ahaa wixii dhacay, sidaa awgeed loo baahanyahay
“Garaadada Waxaan Leeyahay Furaha Collaada Iyo Furaha Nabadu Yaanu Iskaga Kiin Khaldamin” Siyaasiga Maxamuud Xaashi
Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Garaadada Sool U Diray Farriimo Garnaqsi Iyo Hogga-tusaalayn Taariikhi Ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan hoggaamiya Urur Siyaasadeedka KAAH oo miisaan siyaasadeed ku leh saaxada siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda xilligan ee Garaadada
#Somaliland: Xukuumadda Oo Bayaan Kasoo Saartay Dablayda Gacan-Libaax
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa bayaan kasoo saartay Dablayda Gacan-Libaax oo hawshooda ay ku jireen Odayaal, Salaadiin, Ganacsato iyo waxgarad kale, kuwaas oo ku hawlanaa sidii loogu qancin lahaa inay beddelaan mawqifkooda, kaddib heshiiskii lagu xalliyay khilaafka doorashooyinka. Wasaaradda Arrimaha
#Somaliland: Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Jeediyay Khudbad Ruxday Dareenka Iyo Shucuurta Kumanaan Qof
“Qarankeenu Ma Jabin, Ciidankeenuna Ma Jabin, Gobtuna Ma Jabto, Maalamaha Addagna ……” Guddoomiyaha Ururka KAAH Maxamuud Xaashi. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaamiya Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay xaalladda dalka ee xilligan iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ciidanka