Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1392 Posts

#Somaliland; Shirgudoonka Labada Golle Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafka Xeerarka Doorashooyinka

#Araweelo_News_Nerwork Hargeysa(ANN)- Shirgudoonka labada golle ee Guurtida iyo Wakiilada Somaliland, ayaa ku heshiiyay qaabka loo maaraynayo Khilaafka ka aloosnaa xeerarka doorashooyinka Somalilad. Khilaafka oo u dhexeeya labada golle ee Guurtida, Wakiilada iyo Madaxtooyadda. Kaddib markii Guddoomiye Saleebaan Madaxweynaha qoraal kaga

#Somaliland: Xukuumadda Oo Kashiftay Doorka Haweenayda Illhan Omar Ee Xildhibaanada Maraykan Ah Iyo Kaalinta Ay Ku Lahayd Dagaalka Laascaanood

  #Araweelo_News_Network.   Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Jamhuuriydada  Somaliland ayaa soo Bandhigtay eeddayn la xidhiidha Kaalintii Ilhaan Cumar oo ah Haweenay asal ahaan Soomaaliyad ah, isla markaana haysta dhalashada Maraykanka oo mid xildhinaada Xisbiga Dumuqraadiga oo lagu eeddeeyay doorkii at  ku Lahayd

#Somalia Iyo #Ethiopia Oo Laysugu Keenay Talyaaniga

  #Araweelo_News_Network. Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia ?   Rome (ANN)- Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Abay Ahmed  iyo Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si fool-ka fool ah ugu kulmay dalka

#Somaliland: Guddoomiye Saleebaan Iyo Shirgudoonka Gollaha Wakiillada Oo Ku Kala Cadhooday Kulamadii U Socday Ee Xalka Khilaafka Xeerarka Doorashooyinka

  Cabsida laga qabo in Ciyaarta Siyaasadeed ee ay isu jiibinayaan Madaxtooyadda iyo shirgudoonka gollaha Guurtidu mar kale Somaliland u horseedo khilaaf Siyaasadeed   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Shirgudoonka gollaha Wakiillada Somaliland oo maalmihii u danbeeyay

#Somaliland-Ethiopia MoU Is No Different from Related #Agreements in the world

Ethiopia, Somaliland MoU Is No Different from Related Agreements in the world: Prof. Ayele Bekri #Araweelo_News_Network. Many Ethiopian academics assert that trade was the foundation of the Axum culture and other civilizations and water (Sea) plays a significant role in

The African Unions Silence on #Somaliland: A Call for #Recognition and #Resolution

  #Araweelo_News_Network. The African Union’s Silence on Somaliland: A Call for Recognition and resolution The African Union has a proud history of standing by the choices of African peoples and effectively managing issues related to self-determination. Cases such as Eritrea

#Somaliland: Guddoomiye #Xirsi Soo Dhowayntii Xanbaarsanayd Ismuujinta Xisbiga #WADDANI Farriimihii Ku Waajahnaa Xukuumadda #Biixi Iyo Iftiimintii Xirsi Ee Xaalladdaha Jira Ee Dalka 

#Araweelo_News_Network. Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga  WADDANI  ee ugu weyn Mucaaradka Somaliland, Xirsi Xaajo Cali Xasan, ayaa kusoo laabatay dalka kaddib safar uu tan iyo dabayaaqadii sannadkii hore ugu maqnaa

#Ethiopia has sent a letter to the United Nations #Security Council to Defend the MOU #Agreement it signed with the government of #Somaliland.

  #Araweelo_News_Neywork   Addis Ababa (ANN)- The Ethiopian government has submitted a written defense of the MOU agreement with the Somaliland government to the United Nations Security Council.   Post Views: 1,183

What can Ethiopia offer Somaliland on the independence issue?

    #Araweelo_News_Network   Somaliland as a sovereign state. This would make Ethiopia the first UN member state to recognise it. What has Somaliland achieved in its quest for statehood? Somaliland unilaterally declared its independence in 1991, based heavily on

#Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qoraalka Madaxweyne Biixi Kusoo Celiyay Xeerarka Doorashooyinka Gollaha Guurtida Iyo Cawaaqibka Ka Dhalanaya

#Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qoraalka Madaxweyne Biixi Kusoo Celiyay Xeerarka Doorashooyinka Gollaha Guurtida Iyo Cawaaqibka Ka Dhalanaya #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Cabqariga ah ee Cabduqaadir Jirde, ayaa ka hadlay qoraalka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi usoo gudbiyay gollaha guurtida