Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1390 Posts

Somalia: Shirkii Dawladda Federaalka Iyo Maamulada Ee Muqdisho Oo Guuldaro Ku Dhammaaday

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Shirkii Hoggaamiyayaasha Soomaalida ee la doonayay in xal loogu helo muranka iyo khilaafka doorashada, ayaa ku dhammaaday natiijo la’aan, kadib markii laysku mari waayay ajandaha. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu djammaaday iyo hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya,

 Somalia: Madaxda Shirku Uga Socday Muqdosho Labada Maalmood Maxaa Kasoo Baxay?

Araweelo News Network.   #Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu djammaaday iyo hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya, ayaa maalintii labaad shir uga socdaa Teendhada Afisiyoone ee magaalada Muqdisho. Shirkaa oo muddo dhawr carqalado siyaasadeed iyo khilaaf ku xeernaa , isla markaana ay

“Somaliland, Waa Hubaal in Dimuqraadiyaddu Mari doonto jidkii Hantiwadaagii Kacaanka Ee Fashilmay”Dr.Gabboose

Araweelo News Network. #Dr.,@Gabboose Oo Si Lama Filaan Ah Uga Baxay Fagaarayaasha Tartanka Siyaasada Iyo Xirfadiisa Uu Caanka Ku Ahaa Ee Dhakhtarnimo, Muxuuse Sabab Uga Dhigay/? #Hargeysa(ANN)- Dr Maxamed Cabdi Gabboose, oo dhakhtar caan ka ah geyiga Soomaalida,  isla markaana

Djibouti Government Responds to Al Shabaab Threats

Araweelo News Network.   #Djibouti takes any threat directed against its soil very seriously”   #Djibouti(ANN)-Djibouti takes any threat directed against its soil very seriously and is ready to face them ”say the  Djibouti government responds to Al Shabaab threat

Somalia: Taliska Ciidamadda Iyo Al shabaab Oo Midba Dhankiisa Ka Sheegtay Guullo Weerraro Lagu Qaaday Saldhiyo

Araweelo News Network. #Somalia: Generalka Ciidanka Iyo Afhayeenka Al Shabaab oo Ka Hadlay Dagaalka #Muqdisho(ANN)-Taliyaha ciidanka millateriga Soomaaliya Jenaraal Odwadaa Yuusuf Raage, ayaa ka hadlay saraakiil lagaga dilay weerraro saaka lagu qaaday saldhiyo ay lahaayeen. General Odwadaa Yuusuf Raage, oo

Somalia: Jubaland Iyo Puntland Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Xilligan Ee Xaaladda Khilaafka

Araweelo News Network. #Somalia: Khilaafka Sii Holcaya Iyo Mawaaqifta Maamulada #Jubaland iyo #Puntland #Muqdisho(ANN)-Maamul gobolleedyada Soomaaliya ee Jubaland iyo Puntland, ayaa ka hadlay mawqifkooda xilligan ee xaaladda siyaasada Soomaaliya iyo khilaafka u dhexeeya Xukuumadda Federaalka ee xilligeedu dhammaaday. War-saxaafadeed ay

Somalia: Diblamaasiyiinta Wakiillada Beesha Caalamka Oo Kulan La Yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilligeedu Dhammaaday

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Diblamaasiyiinta ku sugan Soomaaliya, ayaa ku mashuulsan sidii ay dhinacyada hoggaamiyaaysha Somalia ee sida weyn isugu khilaafsan siyaasada isugu soo jiidi lahaayeen, waxaana jiray maamlihii u danbeeyay kulamo gooni gooni ah oo la yeelanayeen dhinacyada. Somalia:

Somalia: Dareen Ka Dhashay Fadhi Ay Lahaayeen Baarlamaanka Oo Sababay Inuu Burburo

Araweelo News Network. “Ciidamadda naga saar oo ha laga hadlo labada sannadood laftooda “ Muqdisho(ANN)-Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa awooddo waayay in uu qabsoomo fadhi ay lahaayeen maanta, kaas op buuq iyo saxawan kadib la xidhay, markii ay xildhibaanada qaarkood abuureen dareen

Somaliland: Sheekh Ka Digay Qisooyin Kuwii Reer Qooma Luud Ah Oo Hargeysa Kusoo Badanaya

Araweelo News Network. “Gabadh Baa Ii Sheegtay Nin Leh “Annigaa Afartan Qaba”Sheekh Cabdiraxmaan   #Somaliland: Sheekh Ka Digay Qisooyin Kuwii Reer Qooma Luud Ah Oo Hargeysa Kusoo Badanaya Hargeysa(ANN)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo kam mid ah Culimada Magaalada haregysa, ayaa ka

Midawga Yurub Oo Ka Cadhaysiiyay Xukuumadda Farmaajo

Araweelo News Network. Midawga Yurub Oo Ka Cadhaysiiyay Xukuumadda Farmaajo Somalia, Muqdishi(ANN)- Midawga Yurub, ayaa ka hadlay heshiiska dawladda Federaalka ee Soomaaliya la gashay Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland, Abdirashid Hassan Abdinur (Janan) oo shalay masuuliyiin ka tusran xukuumadda