Category: Somalia
Waxa Geeriyooday Hoggaamiye Sharaf Badan: Guddoomiyihii Jaamacadda Alpha Cabdiraxmaan Maxamed Maal
Waxa Geeriyooday Hoggaamiye Sharaf Badan: Guddoomiyihii Jaamacadda Alpha Cabdiraxmaan Maxamed Maal Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariiste waxa magaalada Delhi ee dalka India ku geeriyooday Guddoomiyihii Jaamacadda Alpha, Prof. Cabdiraxmaan Maxamed Maal oo ka mid ahaa tiraarka dhismaha Aqoonta iyo tacliinta Somaliland
Dagaalo Ka Curtay Somalia Oo Muqdisho U Jihaynaya Jidkii Collaadaha Iyo Fawdada Ee Xilligii Hoggaamiye Kooxeedyada
Araweelo News Network. Dhawaaqyo Hanjabaad Ah oo kasoo baxay Diblamaasiyiinta shisheeye. Gollaha Murrashaxiinta oo ka hadlay weerar lagu qaaday madaxweynihii hore Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Xukuumadda oo ka hadashay dhacdooyinkii Xalay awaamiir cusubna bixisay Muqdisho(ANN)- Dagaal laysku waydaarsaday
Security Council discusses political crisis in Somalia
Araweelo News Network. New York (ANN)-The United Nations Security Council has warned Somali leaders to return to their homeland and resolve disputes over the extension of federal government institutions. This is stated in a press statement issued at the last
Maraykanka Oo Doonaya Inuu Damiyo Dagaalo Iyo Mushkilado Siyaasadeed Oo Gobolka Geeska Afrika Hadheeyay Iyo Doorkii Uu Ku Laaha Danjire Donald Yamamoto
Araweelo News Network. #Donald#Yamamoto Miyuu Ahaa Aktarkii Collaaddaha iyo qalalaasaha siyaaseed ee geeska#Afrika By Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights activist. Djibouti(ANN)-Maraykanka ayaa u muuqda inuu garwaaqsaday doorka uu ku lahaa dhibaatooyinka collaadaha iyo qalalaasaha siyaaseed ee
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Madaarka Muqdisho Iyo Xaaladda Amniga Ee Kacsan
Araweelo News Network. #Muqdisho (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda khilaafku hadheeyay ee Federaalka #Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay Hay’addaha dhanka amniga, kadib khilaafka sii kordhaya oo sababay in xaaladda amaanka ee Muqdisho sii xumaato. Ra’iisal wasaare Rooble, ayaa kala
Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirada Oo La Xidhiidha Xaaladda Geeska Afrika Iyo Arrimo Kale
Araweelo News Network. #Hargeysa(ANN)-Shirkii Gollaha Wasiirada #Somaliland, ayaa laga soo saaray go’aamo la xidhiidha Xaallada #Geeska #Afrika. Arrimaha Nabadgelyada Somaliland, #Doorashooyinka Iyo xannuunka #Coronavisrus. Shirka golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo
IGAD Calls on Somali leaders to the negotiating table
Araweelo News Network. #Somali stakeholders to resolve the ongoing #political impasse. #Dialogue is an important process that provides space for confidence.” A press statement issued by the #IGAD. Somalia, Djibouti, (Dibouti) The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has warned of