Category: Somalia
Brittan Oo Digniintii U Danbaysay U Dirtay Hoggaamiyayaasha Soomaaliya Iyo Ciidamadda Federaalka
#London(ANN)-Xukuumadda Dalka #Britain, ayaa ka digtay in hubinti la’aanta siyaasadeed ee #Soomaaliya ay ka faa’idaystaan Al Shabaab, waxayna xustay in ay weli ka walaacsan tahay khilaafka doorashooyinka Soomaaliya oo horseeday amni darro weyn, Britain ayaa ku celisay mar kale baaq
Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Dhismaha Biriijka Dacarbudhuq Ee Galaaftay Nollosha Boqolaal Qof Iyo Hanti Malaayiin Ah
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kasoo safar shaqo oo uu ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, isagoo kormeer shaqo kusoo maray biriijyada kala duwan ee u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera. Biriijyada wadada
Somalia: Dhawaaqii Xumad Jebinta Ahaa Kadib Rooble Oo Kulankii U Horeeyay La Yeeshay Maamul Gobolleedyada Qaarkood Iyo Kooxda Midawga Murrashaxiinta
Araweelo News Network. #Somalia: #Ra’iisal Wasaare #Rooble Maxay Ku #Heshiiyeen Maamul Gobolleedyada iyo #Midawga Murrashaxiinta Muqdisho (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda qalalaasaha siyaasadeed hadheeyay ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulamadii u horeeyay la yeeshay, wixii ka danbeeyay dhawaaqiisa xumad jebinta
Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee Uga Hadlay Qalalaasaha Soomaaliya Iyo Xiisadda Collaada Muqdisho
Araweelo News Network. #Madaxweyne# Biixi oo #Farmaajo Ku tilmaamay Nin aan qiran khaladkiisa, wuxuuna farriin u diray Shacbiga Soomaaliyeed. Berbera(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xiisaddaha qalalaasaha iyo collaaddaha ka taagan Soomaaliya ee gil-gilay Magaalada Muqdisho maalmihii
US and EU, have responded to the calls of the Prime Minister and regional administrations in Somalia
Araweelo News Network. Somalia, Mogadishu (ANN)-The United States and the European Union (EU), have welcomed a decision by Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble rejected to extend the term of his government. Prime Minister Roble’s decision comes after unrest
Xukuumadda Federaalka Oo Ka Jawaabtay Baaqyada Kasoo Baxay Ra’iisal Wasaaraha Iyo Maamul Gobolleedyada Ee Lagu Daadefeeyay Mudda Kordhinta
Araweelo News Network. #Bayaanka Maamul Gobolleedyada #Hirashabeele iyo #Galmudug Iyo Asbaabaha ay u cuskadeen #Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa ka hadashay go’aanka ra’iisal wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble kaga horyimi go;aankii mudda kordhinta loo sameeyay xukuumadda uu ra’iisal wasaaraha ka
Somalia’s PM rejects the decision to extend term of government
Araweelo News Network. #Somalia, #Mogadishu(ANN)- The Prime Minister of #Somalia, #Mohamed Hussein #Roble,, has strongly condemned the decision to extend the term of the government. READ: Somaliland blames International Community for lack of Development in Somaliaia Prime Minister Mohamed
Djibouti Oo Jawaab Cadho Ah Ka Bixisay Canbaaraynta Soomaaliya
Araweelo News Network. Djibouti Maxay ka tidhi Qalalaasaha iyo Rabshadaha Ka socda Muqdisho Djibouti (ANN)- Xukuumadda Dalka Djibouti, ayaa jawaab cadho ah ka bixisay dhawaaq canbaarayn ah oo xukuumadda Federaalka Soomaaliya kasoo yeedhay habeen hore. Sidoo kalena cadaysay