Category: Somalia
#Amb. Kate Foster Haweenayda Safiirka Cusub Ee Britain Oo Booqashadii U Horaysay Ku Timi Somaliland
Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Wefdiga #Amassador #Kate@Foster Iyo Arrimaha Laga Wada Hadlay #Somaliland, Hargeysa (ANN)- Ambassador#Ms Kate Foster oo ah haweenayda cusub ee Britain usoo magcawday Soomaaliya oo bedeshay Ben Fender oo ah safiirkii hore
“Somali journalists have their own security concerns.” Somalia PM Rooble.
Araweelo News Network #Statement by the #Prime Minister #Roble on #World Press #Freedom Day #Somalia, Mogadishu (ANN)-The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia Mohamed Hussein Roble outlined the role and value of World Press Freedom Day on 3
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Shariif iyo Kooxdiisa Midawga Murrashaxiinta
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha dawladda Federaalka Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii u horeeyay la yeeshay xubno ka tirsan midowga Murrashaxiinta tan markii ay gollaha shacabku laaleen muddo kordhintii xukuumadda Kulnaka ra’iisal wasaaraha waxa ka qaybgalay Madaxweynihii hore
Soomalia: Mudda Kordhinta Farmaajo Ee La Tuuray Maxay Ka Beddeli Doontaa Khilaafka Ka Taagnaa Doorashada ?
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajao oo gollaha shacabku ka aqbaleen in laga noqdo, isla markaana meesha laga saaro muddho kordhintii muranku ka dhashay. Madaxweyne Farmaajo, ayaa markaa kadib ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Qadar Oo Wefdi Dareen Dhaliyay Usoo Dirtay Somaliland
Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweyne #Biixi Oo Qaabilay Wefdi Dalka #Qadar Ka Socda oo Dareen Dhaliyay Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay wefdi ka socda dalka Qadar oo uu hoggaaminayo Ergayga khaaska ah ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka
Somaliland: Dawladda Oo La Wareegay Libaaxyada Iyo Cali Warancade Oo Ka Hadlay
Araweelo News Network. Warancade Muxuu ka yidhi in Xukuumaddu la wareegto Libaaxyadiisa? Hargeysa(ANN)-Dawladda Somaliland, ayaa sheegtay in ay la wareegay Libaaxyada uu wasiirkii hore ee Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ku haysto gurigiisa bariga magaalada Hargeysa, wixii hada ka
Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Daad Qaaday Dad Ka Badan Boqol Qof Iyo Baabuur
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay roobab ilaa xalay ka da’ayay Harrgeysa iyo deegaamada ku dhow, kuwaas oo sababay khasaare inta la ogyahay gaadiid iyo hanta badan oo daadku qaaday. Badhasaabka Gobolka Maroodijeex, Jaamac Xaaji
Somaliland: Booliska Oo Toogtay Libaax Dad Cun Noqday Oo Bulshada Hargeysa Cabsi Ku Riday
Araweelo News Network. #Libaaxa La Dilay Oo Dadku U Riyaaqeen Iyo Dadka Xerada Libaaxyada U dhow oo weli ka Cabsanaya Jaarkooda Hargeysa(ANN)-Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa ku guulaystay saacado badan kadib Libaax ka baxsaday Xerada lagu xannaaneeyo ee Guriga Cali Maxamed
#Somaliland: Libaax Dad Ku Cunnay Hargeysa
#Booliska #Somaliland Oo Ka Hadlay Khasaaraha, Baadidoonka Lagu Raadinayo #Libaaxa iyo Cabsida #Hargeysa Ee Xalay Hargeysa(ANN)-Libaax ka baxsaday Xerada lagu xannaaneeyo ee Guriga Cali Maxamed Waracade, ayaa dhaawacyo gaadhsiiyay inta la xaqiijiyay haweenay shacab ah, kadib markii uu xalay si