Category: Somalia
Durruusta Ramadaan Iyo Waxyaabaha Soonka Ina jeclaysiinaya
Araweelo News Network. Durruusta Ramadaan Iyo Waxyaabaha Soonka Ina jeclaysiinaya Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu
Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Sii Deynta General Doollaal Iyo Hanjabaadii Buurmadaw
Araweelo News Network. #General @Jaamac #Doollaal Muxuu Ka Yidhi Sii Deyntiisa ? Hargeysa(ANN)-General Jaaamac Maxamuud Aadan (General Doollaal) oo ka mid ahaa Saraakiishii mujaahidiinta dalka usoo huray naftooda, xilligana ka mid ah Saraakiisha hoggaanka sare ee ciiddanka Qaranka Somaliland, ayaa
#Kenya: Conflict with #Somalia Ended
Araweelo News Network. “The two governments agreed to safeguard the friendly relations,” said Minister Al-Adala. Nairobi (ANN)-The Kenyan government says it has restored diplomatic relations with Somalia following a long-running dispute between the two countries, which have led to
Somaliland deserves international recognition by report the Economist
Araweelo News Network. #Somaliland deserves #international #recognition by report #the@Economist #Somaliland, Hargeisa(ANN)-The international newspaper, The Economist, in a long report on the issue of Somaliland and its aftermath called on by the international community to recognize of the sovereignty of
DP World operator of Berbera International Port signed a $ 1 billion agreement with the Ethiopian government
Araweelo News Network. Addis Ababa (ANN)-DP World says it is pleased to sign a $ 1 billion investment agreement with the Federal Government of Ethiopia today, which is related to the Corridor project that connects Somaliland trade in the Port
Ethiopia Oo Ka Qaylisay Gobol Ka Mid Ah Oo Suudaan Sheegatay
Araweelo News Network. #Suudaan waxay #Ethiopia hore uga qabsatay dhulka beeralayda ah ee xadka labada Dal #Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka #Ethiopia ayaa si weyn uga cadhootay kadib markii dalka Suudaan oo tan iyo November 2020, markii dagaalo ka qarxeen dalka Ethiopia,
Nigeria Oo Looga Digay In Ay Noqoto Sida Soomaaliya
Araweelo News Network. “Madaxweyne #Buhari Waxan leenahay dalku waa in aannu marin wadadii Soomaaliya, ee ay hoggaaminayeen hoggaamiye kooxeedyadu” #Abuja (ANN)-Xukuumadda Dalka #Nigeria ee Madaxweyne #Muhammadu Buhari, ayaa looga digay in ay dalka geyaysiiso xaalad Amni-darro oo Nigeria ka
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Dhaxag Dhigay Waddada Laba Boqol Ee Hargeysa BYPASS
Araweelo News Network. Safiirada Dalalka #Britain, #UAE Iyo #Taiwan ayaa ka qaybgalay Munaasibada #Hargeysa #BYPASS Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taas
Sababtii aan Baarlamaanka u Galay
Araweelo News Network . By. Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Artan #Buruburkii dawladdii #Soomaaliya iyo dagaaladii sokeeyey ee kala danbeeyey, waxay sababaeen dhimasho xoogle, barakac baahsan. Dhaawaca ugu weyni wuxu ka yimid barakacii iyo qaxii waalida ahaa ee k u habsaday dadkii