Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1390 Posts

Munaasibada Ciida Fitriga Ee Caalamka Islaamka Laysku Waafaqay

Araweelo News Network.   Ciid Mubaarak Hargeysa(ANN)-Dunida Islaamka oo si weyn loogu riyaaqay Munaasibada Ciida Fitriga  ee sanadka Taariikhada Islaamka ee 1442 Hijri, isla markaana ku beegan Khamiis 13 April 2021, ee sanadka Miilaadiga. Kadib markii ay dhammaatay Bisha barakaysan ee Ramadaan

Kenya flights New Route to Somaliland after banned on Flights to Somalia

Araweelo News Network.   #Nairobi (ANN) -Kenya has announced that it has relocated its #flights to the #Republic of #Somaliland, after banning #Kenya #Airways from flying to Somalia for three months.   The move comes just days after Kenya and

Go’aanka Madaxtooyaddu Raad Ma Ku Yeelanayaa Nidaamka Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka Somaliland

Araweelo News Network. Faallo: By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeysa(ANN)-Doorashooyinka #Somaliland ee gollayaasha Wakiillada iyo Deeggaanka, ayaa wax laga bedelay qaabka murrashaxiintu fursad u siinayeen Bulshada ay codadka ka doonayaan in ay fahmaan qorshahooda la

Somaliland Republic: FAK Rates From Berbera Port to North Europe

Araweelo News Network.   Somaliland,Berbera(ANN)-The new Berbera Port of Somaliland global FAK rates, according to a report by CMA CGM, a global provider of freight forwarding services around the world. According report published on the CMA CGM website, states that

Somaliland Kulan Ballaadhan Oo Lagu Faaqiday Arrimaha Doorashooyinka 

Araweelo News Network #Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Arrimaha #Doorashooyinka? #Hargeysa(ANN)-Kulan ballaadhan oo lagaga hadlayay arrimaha doorashooyinka #Somaliland ee loo muddeeyay #31 @May 2021, ayaa maanta lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Kulankaa oo ay ka qaybgaleen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse

Maraykanka Oo Qabtay Shixnad Hub Culus Oo Ruushka Iyo Shiinuhu Sameeyeen

Araweelo News Network.   Bahrain, Manama (ANN)-Ciidamadda Maraykanka ee ku sugan Woqooyiga Badda Carbeed (Arabian Sea), oo saldhigoodu yahay Dalka Baxrayn, ayaa sheegay in ay qabteen hub isugu jira mid culus oo gantaalo iyo qoryaha fudud ee daran-dooriga u dhaca

Somalia: Saraakiil Lagu Laayay Muqdisho

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Saraakiil ka tirsan Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu laayay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oox aaladda amaanku sii xumaanaysay muddooyinkii u danbeeyay. Qaar ka mid ah Saraakiisha ayaa xalay lagu khaarajiyay Qarax khasaare dhaliyay, oo

Somalia: Lix Qof Oo Ay Ku Jiraan Hooyo Iyo Afar Carruur ah Oo Ku Nafwaayay Duleedka Muqdisho

Araweelo News Network.   Somalia: Lix Qof Oo Ay Ku Jiraan Hooyo Iyo Afar Carruur ah Oo Ku Nafwaayay Duleedka Muqdisho Muqdisho(ANN)-Roobab dabaylo watay oo ka da’ay xalay Magaalada Muqdisho, ayaa sababay dhimashada Lix qof oo ay ku jiraan Hooyo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabay Masuul Cusub

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magcaabay Masuul cusub, kaas oo noqonaya guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag. Sidaana waxa lagu sheegay wareegto kasoo baxday maanta qasriga Madaxtooyadda Somaliland. Wareegtada Madaxweyne Biixi oo nuqul ka mid soo

US Special Envoy Meets Eritrean President Afwerki

Araweelo News Network. #Jeffrey @Feltman the first #US #diplomat to visit #Asmara in several years Asmara(ANN)-The newly appointed US envoy to the Horn of Africa, Ambassador Jeffrey Feltman, has arrived in the Eritrean capital, Asmara, for the first time in