Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1390 Posts

Djibouti Oo Somaliland Usoo Dirtay Wefdi Ka Qaybgelaya Xuska Munaasibada 18 May Saddon Sanaddood Kadib

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Dalka Djibouti ayaa usoo dirtay Somaliland wefdi kala qaybgelaya sodon-guurada xuska munaasibada 18 May, oo ku beegan maalinta beri. Wasiirka Macdanta Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Jaamac Xaaji Cigaal, Taliyayaasha Ciidamadda Qaranka Somaliland ee kala dewan, Agaasimaha

Biden Oo Qaabka Uu Uga Hadlay Duulaanka Qaza La Qoonsaday

Araweelo News Network.   #Netanyahu In Weerrarka #Qaza inay sii jiri doonto Inta I#sreal Gaadhay Hadafkeeda Washington(ANN)-Hadal kasoo baxay Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa dhaliyay doodo, kadib markii Madaxweyne Joe Biden khadka Telefoonka kula hadlay ra’iisal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Wefdigiisa Oo Kusoo Laabtay Hargeysa

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa kasoo laabtay safar ay dalka Djibouti kaga qaybgaleen Madaxweynaha dalkaa Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shannaad loo cumaamaday inuu shanta sannadood ee soo socda uu

Djibouti: Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Caasha Is Geliyay Munaasibadda Geelle

Araweelo News Network.   Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo hoggaaminaya wefti xukuumadda ka tisran, ayaa maanta dalka Djibouti kaga qaybagalay munaasibad ballaadhan oo lagu caleemo saarayey madaxweynaha dalkaa Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad xilka loo dhaariyay maanta.

Israel Oo Duulaanka Qaza Ku Kala Qaybsantay Iyo Dagaal Sokeeye Oo Guddaha ka Bilaabmay

Araweelo News Network. Israel Waxa Bandaw Lagu Soo Roggay Magaalooyinka Israeliyiinta Carabta Ah Iyo Yuhuudu Ugu Badan Yihiin. > Wasiirka gaashaandhigga Israel Benny Gantz Oo Calaacal Ka Kuujiyay waxa ka socda #Qaza(ANN)-Duqaynta ayaa weli ku socota Qaza, iyadoo Ciidamadda Cirka

Washinton: Kooxda Jamhuuriga Iyo Hoggaamiyaha Aqlabiyada Dimuqraadiga Oo Taageeray Gardarada Israel Farriina U Diray Joe Biden

Araweelo News Network Washington(ANN)-Maamulka Madaxweyne Joe Biden, ayaa loogu baaqay inuu gebi ahaanba joojiyo wada hadalka Nukliyeerka ee dalka Iran. Koox ka kooban 43 Senator oo xisbiga Jamhuuriga ah, ayaa sidaa ku sheegay warqad ay maalintii Arbacadii u direen Xoghayaha

 Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaadhay Djibouti Iyo Su’aasha Ka Taagan

Araweelo News Network.   #Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland,  Muuse #Biixi Cabdi oo ay wehilayaan xubno ka mid ah Wasirada xukuumaddiisa, ayaa gaadhay dalka Djibouti, waxaana kusoo dhoweeyay wefdiga Madaxweynaha Madaarka Djibouti ra’iisal wasaaraha da;lkaa iyo masuulyiin kale. Madaxweynaha Somaliland iyo wefdigiisa

Qaza: Israel Iyo Xamaas Oo Gacanta Isula Tegey, Duulimaadyada Tel Aviv Oo La Joojiyay Iyo Dalalka ,Islaamka Oo Daawanaya

Araweelo News Network.     Masar Oo  Wefdi U Diray Yuhuuda Iyo Dalalka Reer Galbeedka Oo Dhawaaqyo Ku Koobbay Xasuuqa Falstiin Tel Aviv (ANN)-Xaaladda Israel iyo Faalstiin ayaa faraha ka baxday, waxaana xilligan laysla waajahay fool-ka-fool, kadib duqaymo aannay Yuhuudu

Somaliland Oo Xayirtay Safarada Gobollada Dalka Iyo Asbaabta Loo Cuskaday

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-#Xukuumadda #Somaliland, ayaa soo saartay xyiraad ku waajahan safarada gobollada xilliga lagu jiro munaasibadda#Ciidda #Fitriga ee dunida Islaamka looga dabaaldegayo. Sidaana waxa warbaahinta dawladda ka sheegtay Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland, oo shaacisay xalay in gebi ahaanba

Somaliland: Munaabaddaha isku Beegmay Iyo Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay

Araweelo News Network.  #Somaliland: Madaxweyne #Biixi Muxuu Ugu Bushaareeyay Shacbiga Munaasibaddaha Waaweyn Ee Xidhiidhka Taarkhda Somaliland Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay munaasibaddo isku beegmay oo shacbiga Somaliland guul iyo taariikh gaara u ah iyo mid