Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1390 Posts

#Jerusalem: Xamaas Oo U Quusgoysay Israel Xabad Joojinta Kadib Dabaaldega Masjidka Laga Xoreeyay Yuhuuda Ee Al-Aqsa

.Araweelo News Network #Jerusalem @Qaza(ANN)-#Israel iyo #Falastiin ayaa mid walba dhiniceeda soo dhowaysay xaabd joojinta, iyadoo la arkayay dbaaldegyo Yuhuuda iyo kooxda iska caabinta Falstiin ee Xamaas, kadib markii xabad joojin ay ka shaqaysay dawladda Masar lagaga dhawaaqay si loo

#Somaliland: #Electoral Commission Announces #Campaign Schedule

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-The #Somaliland #Electoral Commission has announced the start date of the election campaign with a six-day deadline, with ten days left until the elections 31st of May 2021.   A statement signed by the Chairman of the

Somalia: Daneeyayaasha Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Shir Madaxda Dawladda  Iyo Maamul Gobolleedyada U Furmay

Araweelo News Network.   Nairobi (ANN)-Daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya, ayaa ka hadlay aragtidooda xilligan ee Soomaaliya iyo shirka dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ugu furmay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya, ayaa lagu

#Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Arrimaha Doorashada Iyo Gollaha Wasiirada  Oo Awaamiir La Siiyay

Araweelo News Network. #Hargeysa(ANN)-Xukuumadda #Somaliland, ayaa ka hadashay qorshaha kaga aadan doorashooyinka isku lamaan ee gollaha wakiillada iyo gollayaasha deegaanka dalka oo la filayo in ay dalka ka qabsoomaan dabayaaqada bisha May 2021. Qaabka loogu diyaagaroobay doorashooyinka iyo qorshaha xukuumaddu

Somaliland Advocacy Group Writes Letter to US President Joe Biden

Araweelo News Netwwork. The #Somaliland Advocacy #Group has written a letter to #US President #Joe@Biden on the issue of the #Republic of #Somaliland.   In a #statement the Somaliland #Advocacy Group has written to White House they talked about it

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalka Qaza Iyo Dulmiga Falastiin

Araweelo News Network. Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi, Sanand-guuradii 30aad ee Munaasibadda 18May? Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay, wuxuu ku tilamamay dulmiga iyo gardarrada lagu hayo shacabka iyo maatida reer Falastiin.  

#18May:  World Campaign for Somaliland Recondition 

Araweelo News Network. PRESS RELEASE On May 18, 1991, the People of #Somaliland declared the formation of the independent Republic of Somaliland; and while world’s focus was on Somalia at that time and since, the people of Somaliland managed, through

#Somaliland: Madaxweynaha Oo Shacbiga ku Hambalyeeyey 30 Guuradda Wareegtay #18May.

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANNN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacbiga Somaliland, dal iyo dibedba ku hambalyeynayaa 30 guurada ka soo wareegtay madax-bannaanida Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May oo dib loogu xaqiijiyay xornimadii halowday 1960-kii.   Qoraal

Somaliland: Guddoomiyaha WADDANI Oo Khudbad Soo Jiidatay Dheggaha Shacbiga Kaga Hadlay Soddon Sannadood Kadib Xuska 18 May

Araweelo News Network.   “#18May, Waa Maalin Innagu wada weyn, Waa Maalin Innagu qaali ah, Waa Maalin Muddan in La Xuso, Waa Maalin muddan in aynu Carruurteena u gudbino taariikhda 18 May,,,”’’ Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro #Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Xaaladdiisa Caafimaad

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, isla markaana ah Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga KULMIYE,  ayaa lagu soo  dhoweeyay maanta Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeysa, kadib markii uu kasoo laabtay safar caafimaad oo dalka