Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1390 Posts

Suxufi ma ogtahay in aad Daneeyaha Guud ee Doorashada tahay?

Araweelo News Network. By: Xuseen Cali Nuur Suxufi Ruug-cadaa ah Image File Araweelo News Network   #31-ka Bisha May ee sannadkan 2021, Jamhuuriyadda #Somaliland waxay u ballansan tahay doorashada isku sidkan oo ah nooc ku cusub dalka. Doorashadaas oo ay

#Britain Oo Doorashooyinka Somaliland Usoo Dirtay Goobjoogayaal

Araweelo News Network.   Waxay Kormeeri Doonaan Doorashooyinka Gollayaasha Deegaanka iyo Wakiillada Ee Somaliland     Hargeysa(ANN)-#Britain ayaa #Somaliland usoo dirtay Doorashooyinka Somaliland ee Gollayaasha Deegaanka iyo Wakiillada Kormeerayaal goob-joog ka noqda sida ay u dhacaan doorashooyinka oo maalmo yar

Somaliland: # SOMA Oo Ka Hadashay Doorashooyinka Fariina U Diray Suxufiyiinta

Araweelo News Network. War-saxaafadeedka Ururka Waraabinta Online-ka   Hargeysa(ANN)- Ururka Warbaahinta Online-ka Somaliland ee Somaliland Online Media Association (SOMA) waxa uu ugu baaqayaa Suxufiyiinta ka hawlgala hay’addaha warbaahinta Online-ka ee gudo iyo dibad-ba, inay ilaaliyaan anshaxa warbaahineed, isla markaana si

Midawga Yurub Oo Xukuumadda Ethopia Ku Canbaaraysay Xuquuqda Saxaafadda

Araweelo News Network.   “Xorriyadda saxaafadda waa xuquuq lama huraan ah sidaa darteedna waa in la ixtiraamo. ” Qoraalka Midawga Yurub. Baseless (ANN)-Midowga Yurub ayaa dalbaday in la baadho dilkii wariye Ethiopian ah, kaas oo horaantii May,  iyagoo dhinaca kale

Happy 18 May and 30th anniversary to the entire Somaliland nation all over the world

Araweelo News Network. Ahmed Yasin Mohamed Jama This is indeed a unique period in the development of the Republic of Somaliland, and its path to sovereignty.   In an era where most of Africa is ruled by a dictatorial government.

Riyadh: Boqortooyadda Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Eeddaanka Salaada

Araweelo News Network.     Riyadh(ANN)-Xukuumadda Boqortooyadda Sacuudiga ee Riyadh, ayaa soo saartay xayiraad lagu xaddidayo Eedaanka Salaadda iyo sidoo kale sameecaddaha cod baahiyayaasha Masaajidda, sidaana waxa shaacisay Wasaaradda arrimaha Islaamka ee Sacuudiga. Amar kasoo baxay maanta Wasaaraddaa, ayaa lagu

Somaliland: Macallinka Dunida Ee Yagleelida Qaran Ku Dhisan Nidaamka Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka

Araweelo News Network. By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.   Somaliland,,Hargeysa(ANN)- Gobollada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta si rasmi ah uga bilaabmay #Ololaha doorashada Wakiillada iyo gollayaasha deegaanka ee isku lamaan, taas oo dalka ka dhacaysa

#Simon Marks: Weriyihii #New York #Times Oo Laga Masaafuriyay Addis Ababa #Ethiopia Oo Waajahday Canbaarayn Kaga Timi Dunida

Araweelo News Network.     #Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda #Federaalka ee #Ethiopia, ayaa waajahday canbaarayn kaga timi Hay’addaha Xuquuqda Aadamaha iyo Ururada Caalamiga ah ee u dooda Suxufiyiinta dacalada dunida, taas oo ka dhalatay kadib markii ay xaqiijisay inaydalkeeda la masaafisay Weriye

Liiska Rasmiga Ah Ee Cod Bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland Iyo Xilliga Ololaha Xisbiyada Qaranka

Araweelo News Network. Somaliland: Liiska Rasmiga ah ee Codbiyayaasha doorashooyinka 31 May #2021. Somaliland(ANN)-Magaalooyinka Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maalinta beri ah Axadda oo ku beegan 23 May 2021, ka bilaabmaya Ololaha Kaanbeynka doorashooyinka isku lamaan ee gollayaasha deegaanka dalka iyo

Somalia: Shirka Wada Tashiga Xukuumadda Federaalka Iyo Maamul Gobolleedyada Oo Furmay Xilli Uu Ergayga Midawga Afrika Iska Casilay

Araweelo News Network   Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa kulan si weyn loogu caddaadinayay maanta la yeelatay Maamul gobolleedyada Soomaaliya ee ay muddada ku murmayeen qaabkii ay doorasho uga dhici lahayd Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble