Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1390 Posts

Madaxweynihii Xabsiga Ku Jiray Ee Maali Oo Lagu Khasbay Inuu Ku Dhawaaqo Iscasilaad

Araweelo News Network.   Bamako(ANN)-Maadxweynihii dalka Mali ee Galbeedka Afrika, Bah Ndaw oo u xidhnaa Millateriga dalkaa oo xabsiga dhigay, isaga iyo ra’iisal wasaarahiisa todobaadkii hore, ayaa sheegay inuu xilka iska casilay, isagoo weli ku jira xabsiga. Sida lagu sheegay

Sharma Boy iyo Maslax Mideeye Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho

Araweelo News Network. #Somalia, #Sharma Boy iyo@Maslax Mideeye Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho   #Garoowe(ANN)- #Sharmaarke Cabdinaasir  oo ku magac dheer (Sharma boy), isla markaana ka mid ah fannaaniinta jiilka cusub kuwa ugu caansan iyo fannaanka kale

#Somalia: Heshiiska #Doorashada Oo La Shaaciyay

Araweelo News Network. #Somalia: Ra’iisal Wasaaraha Iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada Oo Saxeexay Heshiiska Ay Gaadheen Ee Doorashada Soomaaliya. #Mogadishu(ANN)-Xukuumadda #Federaalka ee Soomaaliya iyo maamul gobolleedyada muddada dheer khilaafka doorashooyinka isku diidanaa, ayaa gaadhay heshiis, kadib shirka magaalada Muqdisho dhawrkii maalmood

Somaliland: Guddida Arrimaha Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Khaladaad Kasoo Baxay Ololaha

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kooxda arrimaha doorashooyinka Somaliland u qaabilsan  ilaalinta Anshaxa iyo Xalinta Khilaafadka Doorashooyinka Qaranka, ayaa tilmaamay waxyaabo khaladaad ah oo oo aan waafaqsanayn nidaamka anshaxa ololaha oo lagu arkay saddexdii maalmood ee u dambeeyey Ololaha Doorashooyinka. Kooxda guddida,

#Sooraan Halgankiisii Masraxa Fanka  1979 -26 May 2021

Araweelo News Network.   #Sooraan: Qaabkii ay Saaxiibkii Jawaan isu Heleen Iyo Xilligii Uu Fanka Kusoo Biiray By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee Abwaanka Majaajilaysta ah ee magaciisu ku faafay dhawr iyo tobbankii

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay 27 May 1988, Duulaankii Halyeeyadii SNM Birco  Ee Sababay In Dalka Laga Xoreeyo Taliskii Millateri  

Araweelo News Network. Berbera(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sanad guurada 33aad ee kasoo wareegtay 27 May 1988, markii haleeyadii naftood hurayaasha ee geesiyaashii SNM, soo galeen si miidaamo ah Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Magaalada

#Sooraan: Abwaan Majaajilayste Magaciisu Ku Faafay Geyiga Soomaalida Oo Geeridiisa Laga Naxay Iyo Madaxda Soomaaliya Oo Ka Murugootay

Araweelo News Network.   “#Abwaan Sooraan wuxuu ahaa haldoorka bulshada Soomaaliyeed ee dadaalka ku bixiyey wacyi-gelinta bulshada iyo kobcinta garaadka da’yarta Somaaliyeed,” Madaxweyne Faraamo. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee Abwaanka Majaajilaysta ah ee magaciisu ku faafay dhawr iyo tobbankii sanadood ee u

#Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Farriin Muhiim u Ah Codbixinta U Diray Muwaadiniinta

Araweelo News Network.   Ka Daallaco Qaabka Loo Codaynayo Labada Doorasho Ee Isku Lamaan Tilmaamaha La Raacayo Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa soo saaray habka loo raacayo ama nidaamka ugu haboon ee qofka muwaadinka ah codkiisa u bixinayo marka la gaadho

 #WADDANI Oo Canbaareeyay Falkii Lagu Rasaaseeyay Xafiisyada Mucaaradka

Araweelo News Network.   Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Dardaaran U jeediyay Shacbiga Somaliland Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa si ballaadhan ugu muujiyay cuddusiisa taageerayaasha gobollada dalka iyo degmooyinka, iyadoo ay maanta ahayd maalintii koowaad ee ay u lahaayeen Ololaha doorashooyinka

Britain has sent to Somaliland to International observers to monitor the elections

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)- Britain has sent observers to Somaliland to monitor the elections, which are just a few days away. A team of international observers arrived yesterday Hargeisa Egal International Airport,  The 12-member team was sent to Somaliland by