Category: Somalia
Madaxweynihii Xabsiga Ku Jiray Ee Maali Oo Lagu Khasbay Inuu Ku Dhawaaqo Iscasilaad
Araweelo News Network. Bamako(ANN)-Maadxweynihii dalka Mali ee Galbeedka Afrika, Bah Ndaw oo u xidhnaa Millateriga dalkaa oo xabsiga dhigay, isaga iyo ra’iisal wasaarahiisa todobaadkii hore, ayaa sheegay inuu xilka iska casilay, isagoo weli ku jira xabsiga. Sida lagu sheegay
Sharma Boy iyo Maslax Mideeye Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho
Araweelo News Network. #Somalia, #Sharma Boy iyo@Maslax Mideeye Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho #Garoowe(ANN)- #Sharmaarke Cabdinaasir oo ku magac dheer (Sharma boy), isla markaana ka mid ah fannaaniinta jiilka cusub kuwa ugu caansan iyo fannaanka kale
#Sooraan Halgankiisii Masraxa Fanka 1979 -26 May 2021
Araweelo News Network. #Sooraan: Qaabkii ay Saaxiibkii Jawaan isu Heleen Iyo Xilligii Uu Fanka Kusoo Biiray By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee Abwaanka Majaajilaysta ah ee magaciisu ku faafay dhawr iyo tobbankii
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay 27 May 1988, Duulaankii Halyeeyadii SNM Birco Ee Sababay In Dalka Laga Xoreeyo Taliskii Millateri
Araweelo News Network. Berbera(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sanad guurada 33aad ee kasoo wareegtay 27 May 1988, markii haleeyadii naftood hurayaasha ee geesiyaashii SNM, soo galeen si miidaamo ah Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Magaalada
#Sooraan: Abwaan Majaajilayste Magaciisu Ku Faafay Geyiga Soomaalida Oo Geeridiisa Laga Naxay Iyo Madaxda Soomaaliya Oo Ka Murugootay
Araweelo News Network. “#Abwaan Sooraan wuxuu ahaa haldoorka bulshada Soomaaliyeed ee dadaalka ku bixiyey wacyi-gelinta bulshada iyo kobcinta garaadka da’yarta Somaaliyeed,” Madaxweyne Faraamo. Hargeysa(ANN)-Allah haw naxariistee Abwaanka Majaajilaysta ah ee magaciisu ku faafay dhawr iyo tobbankii sanadood ee u