Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1383 Posts

Somaliland: Guddoomiyaha UCID, Eng. Faysal Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Ugu Heshiiyeen Labada Xisbi Loolanka Shirguddoonka Wakiillada Iyo Maayarada Dalka

Araweelo News Network.   “Xildhibaanada naga maqan ee Madaxtooyadda Lagu Sheegay waxaan leenahay soo noqda,” “Madaxweynaha waxaan leenahay Dadku maanta Iib maaha ,“today the#people are not for sale” ee Dariiqii Rayaale Mar,”, Eng; Faysal Cali Waraabe.   Hargeysa(ANN)-Isbahaysiga Xisbiyada Mucaardka,

Should Somaliland Become an Official Country? By, TLDR News

Araweelo News Network.   Somaliland Become an Official Country? London (ANN) -TLDRNews, a British political analyst, has spoken out on the issue of the Republic of Somaliland. A report published by YouTube Chanel TLDR News, covers the topic of Somaliland.

Somaliland: Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Oo Arrin Ceeb Iyo Gef Qaranimada Ku Ah Ku Tilmaamay In Xukuumadda Iyo Xisbigeedu Yidhaahdaan Xildhibaanada Ayaan Iibsanaynaa

Araweelo News Network. #Arrinta Cabdikariim#Moogge iyo Kulanka #Madaxeynaha, #heshiiska Mucaraadka,#Baarlamaanka Iyo #Maayarada, muxuu ka yidhi Mucaaradku. #Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee #WADDANI, ayaa ka hadlay kulankii Xildhibaan Cabdikariim Axmed #Moogge iyo xubnaha la socdaa la yeesheen Madaxweynaha #Somaliland, Muuse #Biixi Cabdi, kaddib

Somaliland 2021Parliamentary and Local Government Leadership Contest.

Araweelo  News Network.     While, I welcome anyone who becomes or is nominated the Mayor of the Capital, and I am in no way opposed or against to anyone for the mayoral position and will certainly be among the

#Somaliland: Eng, Maxamed #Xaashi Oo#Tallooyin Dhaxal-gal Ah Ku Baaqay Si Looga #Badbaado Waxyaabaha #Doorashooyinka Shaashaynaya

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Maxamed Xaashi Cilmi, Wasiirkii hore ee Maaliyadda #Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ku baaqay in la diiwaangeliyo hantida ay haystaan xubnaha Gollaha Wakiillada iyo Gollayaasha deegaanka ee kusoo baxay doorashooyinkii dalka Jamhuuriyadda Somaliland ka qabsoomay 31 May

#Somalia: #Ra’iisal Wasaare #Rooble Oo La Kulmay #Guddida Xaqiijinta Guddiyada #Doorashooyinka Oo Kala Dhantaalan

“Araweelo News Network.”   Hargeysa(ANN)-#Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka #Soomaaliya, Maxamed Xuseen #Rooble, ayaa kulan la yeeshay “#Guddida Xaqiijinta” Xubnaha “#Guddiyada Doorashooyinka“, kuwaas oo kadib markii uu ka dhegeystay warbixin la xidhiidha hawlaha loo igmaday  uu ku bogaadiyey shaqada sida wanaagsan

Somaliland’s example suggests that the answer may be vastly more ambitious,The Council on Foreign Relations.

Araweelo News Network. Recognizing Somaliland’s Democratic Success Hargeysa(ANN)-Somaliland’s example suggests that the answer may be vastly more ambitious, and far less sensitive to external influence, than conventional wisdom might suggest, according to a report on the “Somaliland #elections”. READ: “We

#Somaliland:Madaxweyne Biixi Oo Kulan Degdeg ah La Yeeshay #Xildhibaan Cabdikariim #Moogge Iyo #Natiijadda Kulankaa

Araweelo News Network.  Kulanka ayaa Jawaaab U Ahaa Baaq Uu Xildhibaan #Moogge Kaga Dalbaday Madaxweyne #Biixi Inuu #Ixtiraamo Codka Shacbiga   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha #Jamhuuriyadda #Somaliland, Muuse #Biixi Cabdi, ayaa kulan deg-deg ah oo jawaab u ah Baaq uu maanta jeediyay #Xildhibaan

Britain has released a joint statement by13countries and the European Union on Somaliland elections

Araweelo News Network. “We recognise the significant achievements of female candidates during this electoral process, but” the statement said “We welcome in particular the historic elections of minority groups to the House of Representatives and the large numbers of youth

Somaliland Elections final report by international observers from the Brenthurst Foundation

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-A delegation of international observers from the Brenthurst Foundation, an international institute that monitored Somaliland’s May 31, 2021 local council and parliamentary elections, issued a lengthy report outlining the conduct of the elections. The group of 21