Category: Somalia
Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Ka Hadlay Astaamaha Aasaaska U Ah Hoggaamiyaha
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa tilmaamay astaamaha aasaaska u ah hoggaamiyaha (leadership), isagoo sharaxaya arrintaa wuxuu soo qaatay tusaalayaal iyo xikmaddo kow ka ah astaamaha lagu garto hoggaamiyaha. Wasiir Maxamed Kaahin, wuxuu hadalkaa
Dhagaxa inta aan lagaa gurin waa inaad gurtaa, waa in lasoo celiyaa dhaqankii Hargeysa” Abdikarim Ahmed Moogge, Maayarka Cusub
Araweelo News Network. Muxuu ka yidhi, Ganacsatada, ballanqaadkiisii Ollolaha Shaqaallaha Dawlladda Hoose Iyo Dakhliga? Hargeysa(ANN)-Maayarka cusub ee Hargeysa, Cabdikariim Axmed Moogge, ayaa ka dhawaajiyay qawaaniin cusub iyo qorshayaal uu doonayo inuu kusoo saaro bilicda caasimadda Somaliland ee
Dhawaaqa Dawladda Federaalka Ethiopia Ee Xabad Joojinta Iyo Dagaalyahanka Tigray Oo Tax-taxaashinaya Mekelle
Araweelo News Network. “Ilaa iyo inta cadowgeena oo dhan ka baxayaan Tigray, waan la dagaallami doonnaa” Liya Kassa Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ku dhawaaqday xabad joojin, kaddib markii ay dagaalyahanka Jabhada Tigray ee TPLF, duulaan ku qabsadeen
Somaliland: SONSAF Oo Daah-furtay Tababar Lagu Carbinayo Xildhibaanada Cusub Iyo Doorkooda
Araweelo News Network. Somaliland, Hargeysa(ANN)-Dallada SONSAF, ee middaysa Ururada Bulshada Rayidka ah ee aan dawliga ahayn, oo kaashanay Ururka SOYDAVO, ayaa daah-furtay kulan lagu agaasimayo fahamka doorka iyo waajibaadka xildhibaanada cusub ee gollaha wakiillada ee kusoo baxay natiijadda
Somaliland: Dhegaysiga Maxkamadda Sare Ee Dacwaddaha Ka Dhashay Natiijada Doorashada Gollaha Wakiillada
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa bilaabay dhegeysiga dacwaddaha ka dhashay natiijada hordhaca ah ee doorashadii gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021. Fadhigi ay maanta yeesheen Garsooyaasha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland
“Prof. Samatar waxaan leeyahay halkani maaha Juquraafigii aad Maraykan ka dhigi jirtay, Madaxweynaha waxaan Leeyahay,,….”Xildhibaan Cabduqaadir Indho Indho
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibedda ee Guurtida Somaliland, Xildhibaan Cabduqaadir Maxamed Xasan (Indho Indho) oo maanta warbaahinta la hadlay, kaddib markii ay golluhu meell mariyeen xeerkii horyaalay ee diiwaangelinta Ururada iyo Axsaaqbta Qaranka ee Xeer/L/r14., ayaa si
Somaliland: celebrating Sixty-one years ago, the lost independence
Araweelo News Network By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. Last nightmares 26 June 2021, sixty-one years later the Republic of Somaliland commemorates the historic anniversary of 26 June 1960, when it Somaliland gained independence from
Ethiopia: An Outcome and Possible Scenarios After TPLF Victory
Araweelo News Network. Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed ignited unnecessary devastating civil wars in Ethiopia. He ordered military invasion of Tigray Region on November 4, 2020 inflicting ethnic cleansing, destruction, famine, looting, rampant rape and displacement. The reason of why