Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1380 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Dufcaddii Saddexaad Ee Barnaamijka Carbiska Shaqa Qaran

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta usoo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqa qaran oo ku jiray xarunta dugsiga tababarka ee Dararweyne oo dhinaca Woqooyi barri kaga beegan caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibadda lagu

Somaliland Does not need Somalia for Recognition Approval

Araweelo News Network. #European Colonial Borders define patriotism, nationalism, independence, statehood, and diplomatic recognition of each country in Africa, Asia, and Arab World. Somaliland is not an exception. It inherited its Internationally recognised colonial borders from Somaliland British Protectorate as

Ethiopia: Natiijada Doorashada Ee Guusha Abiy Iyo Maraykanka Oo Canbaareeyay

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)- Doorashooyinka bishii hore ka dhacay dalka Ethiopia, ayaa lagu dhawaaqay natiijadooda, wallow dhawaaqa natiijadu aannu noqon mid ay soo dhoweeyaan dalalka reer galbeedka iyo ururada u ololeeya nidaamka dumuqraadiyada iyo doorashooyinka. Guddiga doorashooyinka Qaranka ee

#Somalia: Taliyaha Booliska Banaadir Oo Lala Beegsaday Qarax Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Qarax la doonayay in lagu khaarajiyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Farxaan Qaroole, ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.   Qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah, ayaa laga soo buuxiyay Gaadhi, waxaana la doonayay

Dp World: Modernization of Berbera Port in Somaliland Reaffirms Economic Integration in the Horn of Africa

Araweelo News Network. #Ethiopian ship named Gibe has docked at the #port of Berbera in #Somaliland Berbera (ANN) – The Ethiopian ship named Gibe has docked at the port of Berbera in Somaliland for the first time in two decades.

Khilaafka Huursanaa Muddada Dheer Ee Riyaad Iyo Abu dhabi Oo Faraha Ka Baxay

Araweelo News Network.     Riyad(ANN)-Khilaafka labada da lee Imaaraadka iyo Sacuudiga oo saaxiibo dhow iyo xulufo duulaan dagaalo iyo siyaasado kale muddo dheer, ayaa si dhab ah usii kala foggaaday, iyadoo ay xiisad ba’an ka dhex dilaacday. Muddo dhowr

Somaliland: Shacbiga Hargeysa Oo Si Dhab Ah Ficil Ugaga jawaabay Dalabkii Maayarka Cusub

Araweelo News Network.   “Dooxa Hargeysi Wuu Ooyay, Oohintiina Waanu Ka Biinay” Cabdikariim Moogge   Hargeysa(ANN)-Shacbiga Magaalada Hargeysa, ayaa si dhab ah uga jawaabay baaq uu Maayarka cusub Cabdikariim Axmed Moogge kaga dalbaday  munaasibadii uu xilka kula wareegay Arbacadii u

Somaliland: Maxkamadda Dastuuriga Ah Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Xildhibaanada Gollaha Wakiillada

Hargeysa(ANN)-Maxkamadda Sare ee Somaliland, isla markaana ah Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa si rasmi ah u shaacisay natiijadda doorashadii gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021. Go’aanta natiijada doorashada gollaha wakiillada ee ay maanta oo ay taariikhdu tahay

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqashadii U Horaysay Ku Tegey Kismayo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Xilligan

Araweelo News Network.     Kismaayo(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaadhay maanta magaalada Kismaayo ee caasimadda maamul gobolleedka Jubaland. Ra’iisal Wasaare Rooble, waxa si diiran ugu soo dhaweeyey halkaa Madaxweynaha Jubalanad, Axmed Maxamed Islaan (Axmed

Maamulka Jaamacadda Camuud Iyo Ardyada Oo Ka Hadlay Dilka Arday Lagu Toogtay Afaafka Hore Ee Dhismaha Jaamacadda

Araweelo News Network.   “Waxa laga beensheegay qaabka uu u dhintay, deegaanka uu kasoo jeedo, sababta uu Askarigu u toogtay iyo gebi ahaanba qaabka ay wax u dhaceen.”Maamulka Jaamacadda iyo Ardayda.   Boorama(ANN)-Maamulka Jaamacadda Camuud (Amoud University)) ee Magaalada Boorama