Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Dood ka Dhalatay in Imaamyadu Khudbadaha Jimcaha ka Akhriyaan Qalabka Tignoolojiga Casriga ah

Araweelo News Network Imaamyada iyo culimada masaajidada boqortooyada Sucuudiga, ayaa muddooyinkii u dambeeyey aad ula qabsaday isticmaalka tiknoolajiga casriga ah, iyagoo adeegsada waqtiyada ay ku jiraan hawlaha dacwadda Islaamka, halka sidoo kale qaar badan oo ka mid ahna ay khudbadaha

Facebook Oo Shaaciyay In Waxyaabaha Khatarta Ah Ee Lagu Baahiyo Aan Laga Saari Doonin Iyo Sababaha Loo Eegayo

Araweelo News Network Shirkadda Facebook, ayaa muddooyinkii u dambeeyey si joogta ah u wajahaysay dhaleecay ku saabsan in ay ka saarto waxyaabo lagu baahiyo oo ay ku doodo in ay xad-gudub ku yihiin bulshada isticmaasha. Inta badan oo laga cawday

Kombuyuutar Mustaqbalka loo Isticmaali Doono Sixidda iyo Dhegaysiga Gar-maqallada Maxkamadaha

Koox Cilmi-baadhayaal ah, ayaa soo bandhigay kombuyuutar loogu talagalay inuu ka garnaqo amma saadaaliyo go’aanka dacwadaha maxkamadaha, waxayna sheegeen in 79% ay sax tahay saadaasha uu sameeyey kombuyuutarka dad sameega ah (Artificial Intelligent gjudge). Sida cilmi-badhayaashu ku doodeen waa markii

Cusbitaal Lagu Daweeyo Dadka Isticmaalka Internet-ka Sida Xun u Qabatimay

Araweelo News Network Dalka Aljeeriya (Algeria) oo ku yaal woqooyiga Afrika, ayaa laga furay cusbitaal lagu daweeyo dadka sida xun u qabatimay isticmaalka internet-ka, kaasoo noqday goobtii caafimaad ee ugu horreysay ee qaaradda laga sameeyo, looguna talogalay in lagu daweeyo

Diyaaradaha Drones-ka Waxa Lagu Gumaadi Jiray Dadka, Balse Hadda waa Badbaado Caafimaad

Araweelo News Network Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Darooniska (Drones) awal hore waxa loo isticmaali jiray in lagu laayo dadka, gaar ahaan dadka looga shakiyo in ay dambiyo khatar ah amma argagixiso faraha kula jiraan, balse dalka Rwanda ayaa ujeeddadaas

Daraasad Iftiimisay in Caadaysiga Tiknoolajiyaddu Xumayso Xidhiidhka Waalidka iyo Ubadkiisa

Araweelo News Network Ma aha oo kaliya carruurta kuwa qabatima tiknoolajiyadda, balse waalidka laftiisana waa kuwo aad u isticmaalka, taasina waxay keentaa khilaaf ka dhex abuurna in qoyska marka ay meel wada joogaan ee waqti wada qaadanayaan. Cilmi-baadhis cusub ayaa

Qalab Lagu soo Bandhigay Shir Dhinaca Ikhtiraaca ah oo Maraykanka Lagu Qabtay Iyo Waxyaabaha Lagu Soo Bandhigay

Araweelo News Network Hal-abuurro dhinaca curinta ah oo adduunka isaga kala yimi ayaa toddobaadkii u dambeeyey waqtigooda ku qaatay shir ka socday magaalada Texas ee dalka Maraykanka, iyagoo ku soo bandhigay ikhtiraacyo ay sameeyeen ku saabsan inay hab-nololeedka bani’aadamka wax

Shirkadda Facebook oo soo Kordhisay Qayb Cusub oo Qofku Intuu Shaqada ku Jiro Isticmaali Karo

Araweelo News Network Degelka xidhiidhka bulshada ee Facebook oo beryahan dambe ka mid noqday baraha bulshada internetka kuwa loogu isticmaalka badan yahay ee dadku aadka ugu xidhiidhaan, ayaa hadda ku soo kordhisay qayb cusub oo qofka shaqaalaha ah inta uu

Cilmi-baadhayaal Helay Muusigii ugu Horreeyey ee Kombuyuutar Lagu Kaydiyo

Araweelo News Network Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka New Zealand, ayaa sheegay in ay dib u soo celiyeen (restored) muusigii ugu horreeyey ee kombuyuutar lagu kaydiyo oo la sameeyey sannadkii 1951kii, waxana lagu sameeyey mishiin kombuyuutareed aad u weyn oo uu

Shiinaha Oo Samaystay Qalab U Sahlaya Inuu Baadho Noollayaasha Hawada Sare

Araweelo News Network Dawladda Shiinaha, ayaa samaysatay soo dhawaysada ugu ballaadhan adduunka (Space Telescope) oo ay ugu talogashay in ay ku baadho in nooleyaal kale ku nool yahay hawada sare. Soo dhawaysadan $180 milyan oo doollar ku baxday waxay awood