Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Science & Technology

Total 162 Posts

Telefoonka Nokia 3310 oo Muddo 17 ah Kadib Suuqyada Caalamka Dib ugu soo Noqonaya

Araweelo News Network Toddoba iyo toban (17) sannadood kadib markii si rasmiya loo soo saaray waxa suuqyada caalamka dib ugu soo noqday mid ka mid ah moobilladii ugu adkaysiga badnaa ee waligii la sameeyo oo ah Nookiya 3310 (Nokia 3310).

Mareegta Facebook oo Fududaysay inay is Helaan Qoys iyo Wiilkoodii oo Israadinayey 10 Sanadood

Araweelo News Network Nin maqalka naafo ka ah, isla markaana aan hadli karin oo u dhashay dalka Masar, ayaa aakhirkii la midoobay qoyskiisa, kadib markii ay muddo 10 sannadood ah la’ aayeen, taasoo helitaankiisa ay fududaysay baraha bulshada ee internetku

Shirkadaha Tiknoolajiga oo Diiday Qorshe ah in Lagu Basaaso, Laguna Diiwaangeliyo Muslimiinta Maraykanka

Araweelo News Netwook Shirkadaha tiknoolajiyadda caalamka hoggaaminaya ee Google, Apple iyo Uber, ayaa diiday dalab uu soo jeediyey maamulka madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Mr. Donald Trump oo ay ku doonayaan in diiwaangelin lagu sameeyo, laguna basaaso dadka muslimiinta ah

Dhibaatooyinka Isticmaalka Facebook Iyo Digniino Laga Soo Saaray

Araweelo News Network Copenhagen (ANN)- Baadhitaano Daraasado la sameeyay oo la xidhiidha Isticmaalka shebekadda Facebook, ayaa ka digay dhibaatooyin ay la kulmi karaan dadka isticmaala. Daraasada, ayaa sheegtay in waqti badan aad ku jirtid baraha bulshada ay kuu keeni karto

Ma Haysto Shahaado, Wuxuuna Sameeyey Diyaarado Duulaya!

Araweelo News Network Nin magaciisu yahay Mr. Aghogho Ajiyen, kana soo jeeda Gobolka Delta ee dalka Nayjeeriya, ayaa ku guulaystay inuu sameeyo amma dhiso diyaarad (Aircraft) uu ka sameeyey alaab dhammaanteed uu gudaha waddankiisa ka helay. Hase yeeshee, Mr. Aghogho,

Britain: Sharci Lagu Oggaanayo Dadka Booqda Websiteyada Oo Muran Dhaliyay Iyo Shirkadaha Dhinaca internetka Oo Si Weyn U Diiday

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Qorshe sharci lagu diiwaan galinayo websiteyada ay dadka reer UK booqdeen, ayaa abuuray muran iyo doodo, kadib markii ay ka soo horjeesteen shirkadaha teknoolajiyada oo doonaya inay bixiyaan hab ay ku qariyaan meelaha ay dadka booqdeen.

Haddii Face Book kugu Furan yahay Waa La maqli karaa Hadaladaada Kale (Xogta Dahsoon)

Araweelo News Network Haddii Face Book kugu Furan yahay Waa La maqli karaa Hadaladaada Kale (Xogta Dahsoon) Taleefoonadeena casriga ah ma aha kuwo meelna inagaga hadha, laakiin waa kuwo inala wadaagaya daqiiqado kasta oo inoo gaar ah, waxaynu ku qabsanaa

12 Jir Samaysay Barnaamij Moobaylka Lagu Shubanayo oo Sheegaya Goobta Qofku ku Sugan yahay

Araweelo News Network Mss Tomisin Ogunnubi oo ah ardayad ku jirta dugsiga Vivian Fowler Memorial College oo ay dhigtaan habluhu, kuna yaala magaalada Lagos ee dalka Nayjeeriya, ayaa sameeyey barnaamij (app) uu ugu talogalay in qofka isticmaalaya ee moobaylka ku

Farriimo Murugo Xanbaarsan Oo Si Khaldan Looga Dareemay Facebook Kaddib Dad Nool Oo Geeri La Xisaabiyay

Araweelo News Network Cillad farsamo oo lama filaan ah ayaa keentay muddo Saacado ah in Dad badan oo isticmaala Bogagga Facebook-ga ay barahooda ku qortay inay dhinteen. Khaladkan farsamo oo dhacay maalintii Jimcihii shalay, ayaa keenay inay Dad nool oo

Haweenay Doonaysa in ay Samayso Bar Youtube la Mid ah oo Macluumaadka Islaamiga u Gaara

Araweelo News Network Gabadh magaceedu yahay Sumiya Faruq, ayaa ku hawlan samaynta bar la mid ah mareegta internetka ee YouTube-ka oo lagu ururiyo macluumaadka u gaarka islaamka, iyadoo waqtigii ay yarayd aad u jeclayd dhacdooyinkii aabbaheed uga sheekayn jiray oo